Maxaad Ka Taqaan Fanaaniinta Lagu xasuusto Nabi Amaanadooda Bisha Barakeysan ee Ramadaanka
Waxaan Manata idin soo Gudbineynaa Warbxin ku saabsan Fanaaniinta sida gaarka ah loogu xasuusto Nabi amaanadooda Bisha Barakeysan ee ramadaanka ayna Baahiyaan 2 Idaacadood ee Radiyo Muqdisho,iyo Raadiyo Hargeysa iyo waliba Idaacadaha Maxaliga ah ee iyaguna Daaha laga Rogay waxii ka dambeeyay 1991kii.
Fanaaninta ayaa isagu jira kuwa nool iyo Qaar Geeryooday xiliyadii la soo dhaafay waxaan nabi amaanada lagu xasuusto Bisha Ramadaan Baahiya qalabka Warbaahinta.
Hadaba Faaniinta lagu xasuusto Nabi amaanada Bisha ramadaan waxa ay kala yihiin
Dhinaca Ragga waxaa ka mida
Dhinaca Hablaha waxaa ka mida
Nabi aamanka aan u soo xulnay Akhristayasha sharafta leh halku dhigiisu waa Maxamed yaa Rauulu laah waxaan qaada Shiiraan Shidaad muraad waxa uuna ka mid Yahay nabi amanada sida weyn loo Tixgaliyo Bisha Barakeysan ee ramadaanka.
Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle ‘Uurdoox’ | Uurdoox2011@hotmail.com
______________________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login
waan idin salamy maa helee kaaraa haal fanaan ah