Comments on: Rush to Judgment and the Distortion of Facts: Reading the Monitoring Groups’ Report

By: Keerow iidow
Somalia Xalkeeda kuma jiro in Saxiixeyaal dalka iyo dadkaba loo afduubo, taasana keentey iney u qaataan iney ka sarreeyaan Sharciga, kuna baneysteen iney ku kacaan fal kasta oo ay u arkaan iney ugu gaari karaan danahooda.

Waa sida uu sheegey Dr Mahiiga , eedeyntaan waa iney isaga difaacaan sida waafaqsan Xeerka Ciqaabta , ayna qabsadaan Qareen ka difaaca maxaa yeeley Kooxda ” Somali Monitoring Group” waxa Hawshooda u Xilsaartey Xoghayaha Guud ee QM , waxeyna u gudbiyaan Warbixintooda Golaha Amaanka.

U maleyn maayo iney iska gudbinayaan qoraal aysan u haynin Caddeyn haddii kale waxey ku seegi karaan Hawshooda kuna muteysan karaan in lagu dacweeyo masabit ku saleysan eedeyn aan jirin.

Madaxda la soo eedeeyey waa Eedeysanayaal , waxeyna xaq u leeyihiin iney iska difaacaan, ayna helaan Maxkamad Cadaalad ku dhisan oo ah mid Public ah , waxeyna ahaanayaan eedeysanayaal keliya ilaa ay maxkamdda ugu xukunto Kiiska loo haysto ama ka sii dayso, taasoo micnaheedu yahay inaan hadda la oran karin waa dembiileyaal.

Haddii aan isweydiino ‘maxaa xilligaan lo soo eedeeyey ? ‘ Jawaabaha wey badnaan karaan waxeyna noqon karaan sidatan:

1) Guddigaan Hawshiisa ayuu gudanayaa , waqti Siyaasdeed iyo xaalad kale inuu tixgeliyo qasab ma ahan, waa haddii aysan jirin wax ka soo horjeedo taas oo si aan shakki ku jirin loo caddeyn karo .

2) Haddii ay jiri karto aragti siyaasadeed waxaa loo arki karaa in Beesha Caalamka markey yaqiin satey in Madaxdaan ay si gaar ah ula wareegeen Road Mapka, soona sameysteen Dhaqan ay iyagu leeyihin, kana soo dhameysteen iney u soo xulaan Xildhibaano iyaga soo doorta si ay ugu soo noqdaan Talada Dalka, markaas arrintaan waxey noqon kartaa Xeyndaab ama is-hortaagid lagu joojinaayo awood sheegashada Madaxdaan musuq maasuqa sharciyeystey.