FIKRAD / OPINION - Wadaadkii Waa 4 Jeeble, Siyaasigii Waa 5 jeeble, Amisona Mushaar ayey u joogtaa, Xildhibaankii Dhuuntiisa Ayuu Ku Caqli Yahay Amisona Mushaar ayey u joogtaa. Magacaygu waa C\Kariim Jiirow Sharmarke waxaan leeyahay ummadda Ramadaan kariim salaan ka dib maanta Soomaaliya waxay u baahan tahay Madaxwayne aan wax mushaar ah aan qaadan,iyo aqoonyahano Bilaash ku shaqeeya oo aan jeeb doon ahayn.
Aniga iyo Raga ila socda wax mushaar ah idiin kama rabno waa iskaa wax u qabso intaas waxa dheer waxaan soomaliya ku xirayaa Ururka Unionka oo Maraykan ilaa yurub isku xiran oo xiniinyaha ka haya Siyaasiinta yurub ilaa Australiya`oo awoodooda Ciyaarihii aduunka joojiyey hadii aan la yeelin talada unionka Soomaaliya oo dhan ayaa la shaqo galinayaa qof bilaash meel u taagnaan doona ma jiro.
Caalamkii ayaa ka yaabay sida ey lacagta u lunsedeen DkMG ah ciidankiina iyagoo safka hore ku jira in mushaarkooda la dhaco,marka Cabdulqaadir Diini iyo Ckariim dhaga badan oo ah saraakiishii hore in marka ey yimaadaan nimanka ey xabsiga dhigaan inta ey lacagta ka bixinayaan waayo wadanku Baarlamaan ma leh iyaguna waa sharci daro ciidanku hala wareego Talada.
Amison 7 sano ayey joogaan Maanta ayey afgooye gaareen markey magaalo yimaadaan oo alshabaab cararto mey baacsadaan intey 2 usbuuc joogaan ayey dadkii soo dhaweeyey galaaftaan ilaa waqtima ayey shabaab la dirirayeen oo mushaar qadanayeen,waxaa kale oo fursadaan rabaa in aan ku sheego in uu la socdo taliyaha Waaxda socdaalka Cabdulaahi Gaafow in lacagta Soomaalida iyo baasaboorka lagu sameeyo garoowe,hargeysa, Gaalkacyo waana danbi,marka intuu afrikaanka kaxaysto hasoo xir-xiro dadkaas oo waliba yiri 20% isagaa leh ama meesha ha isaga tago inta joornaalka lagu soo qorin. jeeblaha.
by C\Kariim Jiirow Sharmarke | Madaxa Dallinyarada Washington
______________________________________________
Share on Facebook
![]()
|
![]() |
sharmarkow hadii ciidamada xiraan dilaaliinta amey afrikaanku xanaaqaan eleen lacagta way isla cunaane,tan kale 20 kun afrikaan ah ayaa xamar joogta maalin kastana dadka ayaa la dhacaa aaway amaankii
Asc walalaha somaliyed Ramadan karim melkastodjogtan waxan ilahey kabarya in wadankena Nabdeya madaxdenana xaqaku hanunsha.