Comments on: Shalay Hantiwadaaggii Cilmiga, Maanta Hanaan Federaal ah!

By: Muday
markaan hadalkayga ku bilaabo   inaan wax ka iraahdo  qoraalkaan  kore.

waxaa  arkee ninkaan inow  xukumadihii horo uu qaarna  danbigii ay galeen uu ka tirtiray qaarna   uu danbi inay galeen uu sheegay.

marka ninkaan waa loo geedaa inuu qoraalka  ujeeddo ow ka leeyahay oowna rabo inow u adeegsado  eeedheh camal.

maanta waxaa la joogaa   wakhti waaqic ah oo qof walbo arkaayo waxa jiro,ama ay nool yihiin dadkii markaas noolaay ,

waxaa  iska cad  in waqtigii 1960 -1968 dhibkii jiray  dadki  inay hada soo naqdeen    oo hadda loo jeedo cadaalad daradii iyo wax isdabamarintii iyo Shacabkii oo jahawareer lagu ridaayo .

Qofkii rabo inow wax ka ogaado waqtigaas  waa waxa hada socdo oo kale.

waxaa aad u jeclaan lahaay in Dadka soomaaliyeed ay fahmaan qiiyaanada  socoto.

soomaaliya wixii ka dhacay waxaa dhaliyey dadka  hada  saas u shaqaysanaaayo oo shacbka qabiil iskugu kicinaayo inay ka faaiidaystan oo  dantooda ugu hir gasho.

waxayna ka faa,iideen waqtigii hore dadka oo markaas  aan kasayn  siyaasada ay dadkaan ku shaqaystaan, soomaalina waxaan u sheegaa   war dadkaan  maskaxda yeysan idin ka qaldin.

waxaan jeclaan lahaay in aan la qaldin dadka oo wixi la samynaayo ay u naqato wax cad oo dadka arki karaan,