Comments on: 25 July Muqdisho Dhagarqabe ayaa Diidan!

By: dr xiireey
xayawaan hiraabe afka baliga isku qabo qabiiliista oo weliba kan ugu liita  aad tahay qabiilna meel kuma gaareysid xamarna ma noqoneyso sidii hore ee riyada maalmeedka iska daa

By: Zamia
ninkaan hada yaa is dhahaayo magaaluu ku dhashtay(xamar) qabyaalada dilootay.war meeshu dartuus gaalo soo dhoob dhoobtaa yaalo in dan soomaliyeed maaha. subhanallaah

By: Dhagdheer
ASCW

TO: BURCI HAJI

TORONTO WAA RUNTAA INTA AAD KA SHEEGTAY, LAKIIN WAXA AAD TORONTO IGU

DIIDAY MAXAY TAHAY SABABTU?  INAAN KU AQAAN WAXAA KUU DALIIL AH SAXIIBADAA WAXAA KA MID AH DR.MUNYE, MAXAMED IBRAHIM, AVE HOSH OO AAD ISUGU WANAAGSAN TIHIIN, AVE DOLI, WAA KAAGA BADIN KARAA LAAKIIN SALADII SUBAX AYAA SOO DHOW, WAA IN SUNAYASHA LA SII TUKADO WAQTI BADAN MA JIRO. WAXAA HADALKAAGA KA  MID AHAA FAROOLE WAA DOORATEEN EE SAKIIN MAXAAD KU DIIDAY, FAROOLE ISAGA AYAA IS DOORTAY, HADII AAN HAA LOO ORAN PUNTLAND BUR BUR AYAY QARKA U SAARNEED,LAKIIN SAKIIN MAXKAMADDII HAGUE AYAA SUGAYSA MARKA RABBI AAN U WEYDIINO INUU KASAMATA BIXIYO, ADIGANA WAXAAD IGU DHAARATO MEESHA MA YAALAN, MAXAA JIRA KUMA CAYIN.

By: Burci Haji
Toronto somali ma laha,waa wadan xoog leh oo kala danbeeyn ka jirto,waxba aniga ha i handadin,Sakiin waa somali wadani haddii la doorto madaxweeyne maxaad ku diidee,Faroole waad ogoshahay maxaa Sakiin ugu diidee,nin dhintay ayaad tahay weli Garowe ayaad joogtaa waryaa Toronto ha ceebeen,haddii aan kaa soo horbaxo waa la arkaa waxii aad tahay.waa inoo Toronto isarageena.

By: Dhagdheer
Ku:  Burci Xaaji

Ramadan Karim, dad kuma cabsiinayo ee waa bil barakaysan oo qadarin

mudan in lays cafiyo oo la isku buradaayano wey wanaagsanaan lahayd,

marka hore Muqdisho ma oran caasimad maha iyo ma noqon karto afkeyga lagama hayo, ee waxaan ka jawaabay waa baxysaan oo doontii ayaad racaysaan, iyo Soomali ayaa la kala dirayaa oo la kala fogeynayaa, ayaa laba waxyaalood oo meel wada gala ahayn.  Midda aad Burci Garoowe aad ka shegtay anaa ka xaal siiyay waad aragteen Puntland side u dhisantay iyo heerka ay gaartay maha mid aan ku amaanayo.  Cimiladana Carabta dadbaa ku nool lakiin diyaarba uma nihin in dulmigii aad ogeyd dadkii galay inaan qabilno, adiga ahaan Burci sidaad Toronto ila joogtay ayaan waxaan xan ku maqlay, inaad Xamar aad u ololeyneyso Sharif Sakin lakiin waxba ha hungoobin Sharif Sakin oo madaxweyne noqda waxay ka dhigantahay anoo aabahay wiil u dhalay?

May Allah mercy on us and except our dua.

By: Burci Haji
KU:dhagdheer

Bisha Ramaaan ma la hadlo iyaa mise dadka ayaad ka nixinee,DR.Hirabe waxii aas ka hadlay run waaye maxaa wacay Muqdisho nin lagu dilay iyo qabiil leeysku dilay ma loo bedeli karo,siayaasada barta,haddii la diido Muqdisho keenana magaalo la mid ah ?? majirtaa magaalo la midha Muqdisho ?? runtii maya waa ye,cimilo ahaa,degeen ahaan biyaheeda ,iyo badeeda ,dhul aan dhoobeey aheeyn intee na geeyneeysiin Garowe maya maya biyaha Garowe Qaraar waaye,Bad ma laha dhulkana biniaadamka ma lagu duugi karo,waa kulushahay ,somaliyeey sheega meel xamar ka fiican ??

By: Dhagdheer
RAMADAN kARIM

Ma illowdeen in bil Ramadan ay tahay? Hiraabe kala daa Xamar dib laysugu imaan maayo oo doontii raaca, iyo ohinta caawa ka soo yeertay laba ayay kala tahay, idinkaa diiday walaaltinimadii iyo wada noolanshihii,  annaga waa tagnay oo sidaad jeceshihiin Rabbi ha idinka aqbalo, lakiin away dadkii Xamar lahaa ee oran jiray xaarkii abkoygeeyan xaar ku darooyaa miyaad asteen? Wiilka se leh Xamar Hawiyaa leh Hawiyahee leh Xamar?

By: maareeye darod
caasumad xamar in ay sii ahaato waxaa diidaaya dadka maalin iyo habeen xamar xasuuqa kawado 20 sano. waxaa diidaaya xamar in ay caasimad sii ahaato kuwii dilay wiilkii 20 sano kahor inta laga soo qaxiyay gurigiisa asagoo wadaninimo ku jirta uu xamar ku soo noqday oo asagoo gurigiisa dayactiranaya xabada lagu boobay wiilkaas oo tarsan been u sheegay oo ku yiri xamar waa nabad eh imaw. xamar hiraabe iyo qabiilisteyaal lamid ah ayaa caasumad u diiday iyo kuwa dhahaya xamar anagaa leh oo dadka guryahooda xoog ku dagan. anaga hadaan darod nahay waxaan balan ku qaadaynaa in aan xamar labada lugood u siibno oo caasumad dambe noqon si somali dambe luugu qalan waana arin aan wax badan kasoo shaqeeynay oo aan isku raacsanahay hargeysa xataa dadka laguma qalan laheen sida xamar lagu sameeyo

By: Yusuf Macalin
Dr.HIrabe guuleeyso waa dhamaatay wadanoolansho Muqdisho waxaa leh Hawiye cid diidikartaa ma jirto,bal Garowe geeya caasimada haddii Faroole uu ogolaanayo,Garowe hal jufo ayaa degen ,ciise maxud aan aragno waxa aay wadaan,waa taa Xoosh iyo wasiirka ganacsiga baryaaya Faroole si loo ansixiyo dastuurka qabyo qoraalka ah,Hawiye tashada kow waa in kuwa asixiyay in caasimada laga bedelo Muqdisho doonta saara,dalxiil dalxiil dalkiisa gee daarood ismaaciil doonta saar weli ma iloobin,Dr.Hirabe shiribkaasi waa kaa maqnaa.mahadsanid

By: KULMIYE
DR Hirabe  salaan iga gudoon.

Waxaa  rabaa  inaan Su,aal waydiyo shacabka soomaaliyeed oo dulman .

ma garan wayseen  oo iska qaban wayseen kuwaan dhibka idin abuuraayo.

hada waxaa la maraa 21 yeers oo  wali la garan la, yahay  ujeedkooda

Majeerteen?

DR Hirabe GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL