Ciidamo Britain ah oo lagu arkay Afgoye

Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ah  iyo Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin Sirdoonka  British ayaa lagu arkay Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.
Ilaa iyo hadda Dowladda  British ma cadeyn in Ciidamo ay iyada leedahay ay tageen soomaaliya laakiin dad indhaha ayaa saaray ayaa laga soo xigtay in Ciidamadan ay yihiin kuwa ka socda dalka  British oo ka yimid Uganda kuwaas oo dalka Uganda tababar ku siiya Ciidamada Soomaaliya.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on July 25, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.