Waxaa shalay oo taariikhdu aheyd July 25, 2012 ku geeriyooday magaalada Toronto ALAHA u naxariisteeWaxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraayo dhamaan Qaraabadiisa, Eheladiisa iyo Asxaabtiisa – waxayna ILAAHAY uga baryayaan in NAXARIISTIISII JANNO geeyo Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka tegayna Samir iyo Iimaan kasiiyo.
Aaamin Aaamin Aaamin
Anagana hadaan nahay bahda Qaranimo Online, waxaan tacsi midaa lamid ah u direynaa dhamaan asxaabta, qaraabada iyo eheleda uu kageeriyooday Marxuumka.
____________________________________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login