Home » 2012 » August

DAAWO – Shirkii wadatashiga ee lagu qabtay magaalada Muqdisho Qeybtii 3aad

Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka hadlay Shirkii wadatashiga ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. _____________ _____________ Share on Facebook

Share on Facebook
Sh. Shibille “nimaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin”

Isagoo la hadlayay kumanaan Jamaacada Masjidka Alhidaaya ee xaafada Islii Sheekh Maxamuud Shibille ayuu ka hadlay wacyiga ugu danbeeya ee haatan umada Muslimiinta ay ku jiraan. Khudbada Sheekha ayaa aheyd inta badan mid salka ku haya hadalo been abuuro ahaa oo dhawaan laga baahiyay Sheikh Shariif C/nuur iyo waliba ujeedka ka danbeeya qalalaasaha xooga leh […]

Share on Facebook
Continue reading …
Ina Yeey Nin Qaran, Dr. C/casiis Danbiile, Xaq maaha!

OPINION / FIKRAD – Dr. Ali A. Hirabe | Faroole xaqiiqdii waa kansarka Soomaaliya sabbabo faro badan darteed,ilama aha weli in uu jiro cid xuduuda xaqa ah ku soo celisa Faroole balse waxuu aad ugu xadgudbay xuduuda iyo sharafka Somalinimada marba haddii uu umada somali u maleegay siyaasad fog oo eeysan somalida la jaanqaadi karin,siyaasadaas […]

Share on Facebook
Continue reading …

Reerbaa beri waxaa u joogay nin madaxa looga jiro, inuu Waalan yahay waa is ogaa dadkuna waa ku ogaa “Waa is ognahay Cayna ma ahan ammaanna ma ahan”hore loo yiri. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa ninkii Waallaa ambaday, afka meeluu saaray iyo wijhadduusu qabtayna la garan waayey, hadduu maalmo maqnaa, asii aan war iyo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Qaybtii 12aad ee qisadii: ”Ila OOY!!!”

W/Q Ifraax Yusuf ( Ifka) | Qoraal walba Qarnigiisa, Qalin walba Qisadiisa, ee aqriste Qaracanka Qarankaaga wiilkiisa Qorsheeyay ma diidantahay in aad Qiratid? Sikasta oo aan iskaga reebay, oo iskaga dheereeyaba, balsa kuma aan guuleeysanin, oo waxkasta oo aan ku xakumo waa qaataa. Hooyadiisna markay i aragto ama aan ugu tagay gurigeeda martiqaad ay ayada […]

Share on Facebook
Continue reading …

Xamaasaddii siyaasadda yaa cirka isku shareertay, waxaa dhacay isbedello dhinacyo badan ah, Dowladda ku meelgaadhka ah waxay Doobatay Guddoon Baarlamaan Gobolona waa loo qabtay, Doorashadii kala reebtana ahaydna waa la wada sugayaa, oo Raggan hoganaya Hoteellada Muqdisho waxay kala noqon doonaan: rag jago heli doona iyo rag dib ugu laaban doona shaqooyinkoodii hore. Dadka sharraxani […]

Share on Facebook
Continue reading …
Doorashada Madaxweynaha oo dhaci doonto 10-ka September

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya la qaban doono 10-ka bisha Spetember oo ku beegan maalin Isniin ah. Guddigu waxa ay sheegeen in ay qaban doonaan araajida dadka u sharaxan Madaxweynaha Soomaaliya, 3-da bisha ilaa 6-da September.   By: Abdisalam Hussein Omar Joker ______________________________________________ Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …

Gudigaan oo la magacaabay shalay kana koobaan 16 xubnood ayaa waxey manta fadhigoodi ugu horeeyay ku leeyihiin guriga Umada waxaa kaloo kulanka qeb ka ah gudoomiyaha baarlamaanka  waxaana loga fadhiyaa in aay ku dhawaaqaan xiliga aay dhaceeyso doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyadoona la filaayo ineey sheegeen sharuudaha looga baahanyahay qofka isu soo sharaxaayo doorashada madaxweynaha federaaliga […]

Share on Facebook
Continue reading …
Faragalinta Kenya ay ku heyso dalka Soomaaliya

Waxaa Nairobi ka socda shir xasaasi ah oo u dhaxeeya wakiilo ka socda guddoomiyihii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa Shariif Xasan Sh. Adan , Ra’iisul wasaarii hore A/wali Cali Gaas iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Kenya. Shirkaan waxaa soo abaabulay dowlada Kenya oo dano toos ah ka leh hannaanka doorashooyinka ee ka socda Somaaliya iyo […]

Share on Facebook
Continue reading …

Ciidamo badan oo ka tirsan Al Shabaab ayaa soo gaaray deegaanno ka tirsan Sh/hoose oo horey looga saaray. Sida warbaahinta Muqdisho ay u xaqiijiyeen dad deegaanka ah, Ciidamo badan oo hubaysan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa xalay soo buuxdhaafiyay deegaanno hore looga qabsaday oo ka tirsan gobolka Sh/hoose. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen […]

Share on Facebook
Continue reading …