Duqowda iyo waxgaradka beesha Daguuro oo gudbiyay Xildhibaanka uga qeyb gelaya Baarlamaanka cusub.
Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen duqowda iyo waxgaradka beesha Daguuro kana dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxay isku afgarteen xildhibaanka uga mid noqonaya Baarlamaanka cusub ee xukuumadda rasmiga ah ee Soomaaliya.
Waxgaradka iyo duqowda beesha Daguuro oo ku abtirsata beel weynta Murusade oo tiradoodu gaareyso ilaa 25-oday ayaa u doortay Xildhibaanka uga mid noqonaya Baarlamaanka cusub Md. Cali Gacal Casir, iyadoo warqad ay u gudbiyeen Ugaaska beesha Murusade Ugaas C/llaahi Ugaas Faarax Ugaas Xaashi Faracadde inuu ka guddoomo Xildhibaanka cusub ee ay beeshu isku raacday inuu u matalo Baarlamaanka cusub.
Dhinaca kale warqadda ay saxiixeen odayaasha iyo duqowda beesha Daguuro oo sideeda u qoran waan tan hoos ku cad:-
![]() |
________________________________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login
A.c. Dhaman umada somaliyed mel kasto ay jogan halkan waxan oga hambal yeynaya besha cusub ee daguuro sodhawada
waan umahad celinaynaa beesha walaalahayne ee daguuro meel walba oo ay joogaanaa waanaku mahadsanyihiin qaranimana waajibkeeda ayaya gudatay maashalha wada shaqada ayan idiinleenahay