Martigaliyayaashii Wiilasha vs Gabdhaha Great Britain oo ku Haray W.8 Olombikada London,Hadaba yaa u soo Baxay Sami finalka Tartankaan.
dhinaca Kubada Cagta Wiilasha iyo Gabdhaha ka qeybgalaya Olombikada London 2012 ayaa la soo Gaaray Sami finalka Ka dib Markii Habeen Hore iyo Xalay La Ciyaaray Lugtii 8 ee Tartankaasi.
Hadaba Xulalka u soo Baxay Sami finalka waxa ugu tun weyn Xulka Japan oo Wiilashiisa iyo Gabdhahaba ay u soo talaabeen Sami Finalka waxaana Jabaan ay u Muuqdaan kuwa Doonaya inay ka Galaan tartankaan Meel Wanaagsan.
Xulalka u soo Baxay Sami Finalka Olombikada London ee dhinaca Wiilasha vs Gabdhaha ayaa isagu dhici doona sidatan.
Dhinaca Wiilasha. 7 Ogosto 2012.
Mexico vs Japan Ciayar adag
South Korea vs Brazil Ciyaar adag
Dhinaca Gabdhaha 6 Ogosto 2012.
Franca vs Japan Ciyaar adag
Canada vs USA Ciyaar adag.
Kulamada Sami finalka ee dhinaca Wiilasha vs Gabdhaha ma aha kuwa Kala dhaca waana adag yihiin dhamaantood Hadaba Yaa hanan doona Koobka Olombikada London 2012 ee dhninaca Wiilasha iyo gabdhahawaxaana Xusid mudan inay Wareega 8 ku hareen Wiialsha iyo Gabdhaha Martida loo ahaa ee Great Britain.
Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
![]() |
You must be logged in to post a comment Login