ARAGTIDA SHARCIYEED EE HAWLAHA GEEDI SOCODKA (LEGAL POINT VIEW OF THE ROAD MAP) IYO WAXA KA IMAAN KARA MAXSUUL AHAAN.
Ugu horeyntii waxaan akhristeyaasha maqaalkani u caddeynayaa inuu maqaalkani yahay mid lagu eegaayo aragtida sharciyeed ee waxa lagu magacaabey Geedi Socodka (Road Mapka), halka ay mareyso hawlahiisa, sharci nimada Saxiixayaasha (Legal Status of Signatories) iyo wax aka soo bixi kara haddii uu sidaan ku dhamaado iadoo laga eegaayo arrimaha soo socda:
Haddii si cad loo darso qaabka Sharciyeed ee Hawsha Geedi socoda (Road Mapka), looguna jawaabo qodobada kor ku Xusan waxaan shakki ku jirin in Hawsha Road Mapka ay ku soo bilaabatey Sharci darro, kuna dhamaan doonto sharci darro, taasoo Dalka iyo dadkaba u horseedi karta keliya iney ka rajo beelaan mustaqbalkooda, kana aamin baxaan Shuruucda iyo Qawaaniinta ku qoran Xeerarka Caalamiga ah iyo kan Dastuuriga ah siina kala fogeyso kalsoonida Beelaha Somaliyed dhexdooda iyo tan iyaga iyo Beesha Caalamkaba.
Drs Marry Mashunguli
Afhayeenka Ururka Bad Baadinta Shacabka | Email: safe_humanity@yahoo.ca
_________________________________________________________
Share on Facebook
Marwada Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeysay Ha...
Farmaajo oo Muqdisho kusoo Fool leh!
Ardayda Soomaaliyed ee wax ku barata Sudan oo Afur...
Europe Poisons Africa – The Toxic Truth
Maxay doonayaan kuwa Weriyeyaasha dilaya?!!
Roobab lagu diirsaday gobolka Galgaduud.. DAAWO SA...
Reverse brain drain: Heading home to Somalia
Xiriirka Kubadda Koleyga oo Qalab Isboorti la Gudd...
Aqoon yahan Aragti ka arradan!
Somali President Hassan on CNN
Marocco vs Cap Verda oo isku Mac salaameeyay 1-1 ...
Ra’iisal Wasaaraha oo maanta la kulmay Agaasimeyaa...
![]() |
| Site Admin |
| Qaranimo on Facebook |
| Entries RSS |
| Comments RSS |
|
| Copyright @ 2005 Qaranimo Online All Rights Reserved! |

You must be logged in to post a comment Login