Comments on: C/weli dooro waa Faroole dooro!

By: Saalax Cumar
Somali mid ah ma jirto Faroole ayaa ciidii ku qudbeeyay in aay ka goáayaan somali haddii aanan tooda loo yeelin ,sow dhab maaha waxa Dr.Hirabe ka hadlaayo.nooloow Hirabe waxa xaqa ah ayaad umada u soo bandhigtay.

By: odayga reerka
Asc,Ciid mubarak dhamaantiin.

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,waxaa hore loo yiri ninkii jimce waalanaya khamiistuu soo dhar dhigtaa Dr,hirabe waxaan kala garan la ahay in aad jiran tahay iyo inay xumaan kaa tahay isku dirka umadaan Soomaaliyeed oo dhaawicii dagaalka sokeeye weli ka bogsan,ma garan, qof wax caqli lehna ma fahmi karo sababta aad mar kasta qalinka iyo warqada ugu qaadato isku dirka umada walaalaha ah oo maanta diyaarka u ah inay dib midnimadoodi iyo qaranimadoodi iyo sharaftooda dib u soo celiyaan.midbaanan kuu sheegayaa federalism ku waa wadada keliya oynu ku wada noolaan karno,waana tan keliya oynu ku dhayi karno boogta qof kasta oo soomaaliyeed ku taal.hadaba walaalkey hirabe ha ku mashquulin state ka mida state yada ka kooban tahay Jamhuriyada federalka somaliyed ee isku day saad adiguna u dhisan lahayd state kaaga aana isugu nimaadno hoosta buluuglow calankeena anagoo dib u wada dhisaynaa sharafti iyo Qaranimadeeni, aad adigu rabto inaad hada bohol ku sii ridid.Ha noolaato soamlia ha noolaato Federalism ka.mar labaad Ciid wanaagsar dhamaan umada Somaliyeed meel kasta ood joogtaan.

By: Cali
@Jaamac Xassan, Maandeeq Majeerteen baa keenay oo gaalo kasoo dhacshay Siyaad Baree iyo Hawiye baa burburshay, haddana Majeerteen la’aantii car waataase ha la helo. Bal maandeeq soo hel marka hore goortaa kadib Majeerteen ka ilaali maba hayside maxaad Majeerteen ka ilaalin. KKKKKK Am Sorry.

By: Jaamac Xassan
Majeerten haku xukumo waa dadnimo xumo,kuwani dalka ayeey gadanayaan oo waa xaqiiq,Siyaad Bare ayaa sheegay dhaqanka majeerteen iyo hamiga ,somaliyeey dhurwaaga waa in laga celiya maandeeq.Dr.Hirabe qoraalada sii wad si umada u fahanto duliga majeerteen.

By: RUNTA SHEEG
ASWB, DR. HUURAALE,

AREE SAA MAANKAAL U CUNAYSAY AA BAQTI CUDUR AH KA BUUXO NOQOTAY.  ILAAHAY HA KAA SAARO!

TEEDA KALE, HAWIYE IDINKA ISKA HADLA EE MASEERKA ISKA DHAAFA.

PUNTLAND WAA GUULAYSATAY, GUUL IYO BARWAAQO WAA NASIIBKEEDA OO CUDURKA DR. HUURAALE AYAA KU YAR AMA LAGA HELIN DHULKA UDGOON EE PUNTLAND STATE OF SOMALIA.

PUNTLAND STATE OF SOMALIA IS THE FATHER OF FEDERALISM AND IS PART AND PARCEL OF FEDERAL STATE OF SOMALIA.

ADEER SHARIIF TAG BANNA HADII UU REEBO WAA LA GANAAXAYAA!

By: yaska
dadkaan wax soo qoraayaa dhamaantood aqoontooda iyo fikirkooda waa dugsi hoose. maanta somali oo dhan nin hadli kara malaha ceebta aan dhex fadhino.  bilsoon ayaa lagu jiraa Eebbe dembi dhaaf ha la waydiisto.

By: Cali
Dr Doqonow Garoowe wax ha ka sheegin caasimadda Somalia waqtul xaadirka ee Somalia looga taliyo waaye ee rasmiga ah sida aad adiguba qirtay,Muqdishana waa caasimaddii hore ee qabuuraha dadkii hore ee somalia deganaan jiray ee burburtay ee laga soo guuray. Taasaad ka baqaysaa inay timaaddo laakiin waxaan ku sheegaya intaad nooshay cudurkastood ka baqaysay wuu kugu dhicin sida kan hadda aad qabto ee Maxamuud Saleebaan la yiraahdo ee allaha subxaanahu watacaalaa ha kuu saa’idsho inshaa’allaah kuwokale oo aan lagaranayn allaha kuugu siyaadsho waa 10kii ugu dameeyey ee ramadaane.

By: Cali
@ Dr Doqonow, Warkan waala yaqaan ina Axmed calooley baa la yiraahdaa asaga iska dhaafe aabihii baa doqon ahaan jiray, waxba yaan lagu daalin. Macnaha C/wali yaan la dooran markaad tiraahdo saw Sh. Shariif macnahaagu ha doorto maaha adigaa qabyaalad u ololaynaya markaasaad dadkale ku eedeynaysaa qabyaalad  saw laisma oran karo?. Tan kale Doqonow saad sheegtay Puntland hadday saad sheegtay waxaasoo awood ah leedahay ilaah baa awoodlehe hadday Somali ka baxdana wax u suuroobaya aysan jirin in baryo oo walaalayaalow la yiraa miyaa wax looga helayaa mise in la caayo oo la aflagaadeeyo oo wax jira iyo waxaan jirinba lagu eedeeyo bal labadaa su’aalood kasoo jawaab waa ogahay magacyadan halkan wax soo geliya baad mid leedahaye. !!!! KKKKKKKKK,

By: Mr.ABDI MAXAMED IBRAHIM (kilaas)
UMMUTUL-KHEYR

UMMADI HADAY QAYR QABTOO NABADI QAWL-QAADO.

IN LA QADARIYO BAA HABOON OO QALOOC LAGA ILAASHAAYE.

DHULKAN LAGU QABOWYAHAY DADBAA QAYB U LOO QAATAY NABADIIYE.

QABYAALADDAN IYO QULQULADAAN LA WADO WAA KUWAAN QAYR-SAN

DHALINAYNE.

QASKAAN HADDII LA SII WADO WAXAY TAGI QARAARKIIYE.

OO QORI IYO WAXAY DHALI RASAAS LA ISKU QIIQSHAAYE.

OO QOLABA MEESHAY KA TIMID IYO QURBAA LOO QAXAAYAAYE.

HADAY QUMANTAHEE TOLOOW SAMAHA MAA LA WADA QAATO.

OO QABYAALADDA INTII LAGA TAGAA QARAN-SAN LOO IISHO.

Waa hees gaaban oon aan samaha ugu tilmaamayo

inta ka foorarta wanaaga iyo qaran-san

jacaylka.

By: Dhagdheer
TO: HASSAN JAMA

MA XANUUNSANIN, EE WAXAA I DHIIBTAY MANGABNIMADIINA IYO IS QABASHA LA’AANTIINA, XASHA INKASTA OO DAD SHARAF BADAN KU JIRAAN DUULKA UU NINKAN HIRAABE KA DHASHAY, OO IGA ISTAHILIN INAAN CAAYO, LAKIIN MAALIN WABA MARKII JIKAAR IYO LAFAGAAR LAGUUGU WADO, NAF IYO JAYDAAN AYAA NAGU XIRIIRA WAAD IS DIFAACAYSAA.

WAXAAN RABAA INAAN UGA MAHADSHO CESHO HALKAAN MM, WALAYSAN HOOYADAA HAAN BIYO AH DHALIN, NIN RAG AYAAD KU BANAANTAY, WAAD ASIBTAY.

TO: HIRAABE, CIDDAAN MAJEERTEN WAXAY IDIIN YAQAAN SAL IYO BAAR, WEY IDINLA DAGAAN ISKA GUURSATEEN DAROOD MARKEY NOQOTO MJ WAA REERKA AAD ISUGU BADAN TIHIIN SOOMALIDUNA WAA IN IS WADA TAQAAN, FAROOLE MARKA AAD RABTO INAAD WAX KA SHEEGTO HA DHEX ARKIN FAROOLE, MJ WELIGOOD JASUUS MA NOQON DAD BAA SHAHAADOYIN KU QAATAY, WELIGOOD DALKOODI MAGADIN, TAARIKHDU WEY QORAN TAHAY LIBRARY AYAAD KA HELI KARTAA, HAWIYAHII LA YAQAANAY EE ASALOWGA AHAA WAXAAS KAMA GADI KARTID, LAKIIN MOORYANTII ALLAHA U NAXARIISTEE ADEER CAYDIID MIYIGII UGA CID DIRAY EE XAMAR KEENAY WAA KA GADI KARTAA HADALKII WAXAAN KU SOO KOOBAY NIN CALOOLGALKAAGII OGAA, MANTASE CIROOBAY OO SAL IYO CIRIB KU YAQAAN LAGAMA CEEB SHEEGO.