Lambarada Mushariixnta aan u xirnay Ciyaarta Doorashada Madaxtooyada Soomaaliya 20-8-2012…….( Faallo )

Waxaan Halkaan Maanta idin kugu soo Gudbbineynaa Lambarada aanu u xirnay Musharxiinta U tartamaya Doorashada Madaxweyanaha Soomaaliya 20ka Ogosto 2012…..
Musharax kasta Lambar lagu Xasuusan doono uuna xiran doono ciyaarta adag ee doorashada Madaxweyanha Soomaaliya ayaan u xirnay.

Lambarada ay xiranayaan Hadaba Tartamayaashu waa kuwaan.

Xaaji Maxamed Yaasiin ismaaciil   1

Xasan Sheekh Maxamuud   2

Yaasiin Maaxi Macalin   3

Jen.Cismaan Faalko   4

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas   5

Maslax Maxamed Siyaad   6

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo   7

Axmed Ismaaciil Samatar   8

Cabdulaahi Axmed cadoow  9

Shariif Sheekh Axmed   10

M.M.Guuleed’ Gacmo dheere’   11

Shariif Xasan Sheekh Aadan   12

Cabdulaahi Sheekh Xasan   13

Cabdikariin jiiroow sharmaarke   14

Jen Maxamed Nuur Galaal   15

Cabdiraxmaan Baadiyoow   16

Cali Maxamed Geedi   17

Cumar Salaad Cilmi   18

Xuseen Khaliif Xaaji Axmed   19

Cabdiraxmaan Cabdishakuur   20.

Axmed Muumin Warfaa   21

Cabdi Maxamed Axmed   22

Cabdulqaadir Cosoble Cali   23

Waa Xul dhameystiran oo la magacaabay 23kiisii Ciyaartooy

N.B Lamabrkee loo Aqoonsan doonaa Xidiga Xulka Qaranka Soomaaliya lana gudoonsiin doona aJaaisada madaxweyanaha Soomaaliya

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’uurdoox’ | uurdoox2011@hotmail.com.

__________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 9, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

2 Responses to Lambarada Mushariixnta aan u xirnay Ciyaarta Doorashada Madaxtooyada Soomaaliya 20-8-2012…….( Faallo )

  1. Aniga oo ah boqorka beesha reer kuul waxaan doorbidayaa oo aanu dooranaynaa
    lambarka 7 mahamed abdilaahi farmajo

  2. Waxaan doorbidayaa Maxamed cabdilaahi farmaajo