Xagee ku danbeysay Saamiya? Beijing 2008 Olympics

Halyey Cabdi Bile oo ooyay ilmana kasoo dareertay xafladii london

Samia Yusuf Omar

___________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 10, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

3 Responses to Xagee ku danbeysay Saamiya? Beijing 2008 Olympics

  1. allaha u naxariisto saan maqlay tahriib bada ay ku dhimatay hadaan qaldaneen.

  2. asc marka ugu horeysa umada somaliyeed waan idin salamaya welibo waxan si khaas ah usalamay madaxda iyo shaqalaha webkan oo so bandhigay sawirka samiyo yusuf cumar oo ah inan aan aad iyo aad u aqaano Allena aan uga baryaayo in uu janadi fardowso kawaraabiyo samiyo waxa ay aheyd cawa inta kuma soo koobi karo lkn waan kaxumahay in gudiga isbortiga somaliyed uusan war kaheyn geerida kutimid samiyo o ah inan meteshay calanka iyo cida umada somaliyeed oo aan mudo isnaqaanay welibo aan isku safar aheyn oo isla jognay libiyana wana kaxumahay geerida kutimid inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun Allow janadaadi fardow kawaraabi oo unaxriiso waxa ay aheyd qof wanagsan oo dagan dabeecad leh jecelna isbortiga wadankeda iyo dadkeda intuba oo an mudo isla jognay anan dabeecadeeda marna isbedelin inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun samiyo allow unaxriiso

  3. booskaa la gadanaayay 350 viso ha ah mana awoodin lol