Xulka Mexico ee dadoodu kam hooseyso 23 sano kana qeybgalayya Olombikada London 2012 ee dhinaca Kubada Cagta Wiilasha ayaa ku Guuleystay Bilada Dahabja ee Taratnkaan ka dib Markii ay 2-1 ku quusiyeen Xulka Brazil oo ay u Ciyaarayayeen Xidigaha uu Dalkaasi la soo shirtagi doono 2014ka Koobka Aduunka ee uu Martigalinayo.
Daqiiqadii 1 vs 75 ayaa waxaa 2 gool eeay ku badiyeen Mexico qalinka Ku duugay Weeraryahnkooda lagu Magacaabo Peralta Ciyaaryahnkaasi oo ah Laacib dhameystir Wanaagan.
Brazil oo qeybtii Danbe xoogaa Madaxa la soo kacday iskana Cuntay Dhowr fursadood ayaa waxaa dhamaadkii Ciyaarta daqiiqadii 90 Goolkeeda Madiga ah u dhaliyay weerarayahnka Naadiga Fc Porto ee Dalka Portuqal Ciyaarayahn Hulk oo u sitay Lambarka 12 waxaana Ciyaartii ay ku soo idlaatay 2-1 ay ku Hanten Biladii Kubada Cagata ee dhinac Wiilasha tartanka Olombikada London 2012 Xulka Mexico oo Muujiyaya Mudadii taratnkani socday Ciyaar aad u heersareysay farsamadeeda isla Markaan u soo quus goysay Xulala adkaa sida Sanegal oo ay wareega 8 ku reebeen iyo jabaan oo ay uga Taqluseen Sami finalka.
Kalainta 2 ee Bilada Qalinak waxaa Qaaatay Brazil,Halka Kalainta 3 ee Bilada Maarta ay Xalay la hoydeen Xulka Koonfurta Kuuriya.
2008 Taratnkii Olombikada ee laguq abtay dalka shiinaha waxaa qaatay Bilada Kubada Cagta ee dhinac Wiilasha Arjantiin,Qalinkana Neyjeeriya oo ay uga Badiyeen Finalkii 1-0 Goolkaasina uu u dhaliyay Di Maria oo ka mid aWeeraryahanada Real Madrid vs Xulka Arjantiin.
Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’ | Uurdoox2011@hotmail.com
_____________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login