Mo Farah 5000m Olympic Gold winner!

Mohamed Farah of Great Britain celebrates winning gold in the Men’s 5000m final.

Mo Farah oo ku Guuleystay Caawa Bilada Danahka ee 5000 mitir olombikada London 2012………..

Ciyaaryahan Mo Farah oo u ordayay Dalak Great Britain aslkiisuna yahay Soomaali ayaa Caawa ku guuleystay Bilada Dahabka ee Orodka 5000 miter ee dhinaca Wiilasha ka dib Markii uu ka qaaday Orodyahanadii kale ee kula Loolamayay isla Markaan wareegii 13 ee ugu Dambeeyay uu ku dhaafay orodkii looga bartay waxaan uu Hore ugu Guuleystay Ciayarayahnkaan Mo Farah Bilada Dahabka ee orodka 10,000 mier isagoo sumcad aa du weyn us oo Hooyay Dalka Great Britain iyo Soomaalida meel kjasta oo ay Joogto.

Orodyahan Mo Farah waxaa Kaalinta 2 iyo 3 u Galay Orodka 5000 2 ciyaartooy oo u kala dhashay Itoobiya iyo Kenya waxaan markii uu orodka dhameystay uu Salaamay taageerayashiisa ku sugnaa Garoonka isagoo Farxadi ka muuqato wajigiisa.
Magaalada Hargeysa ayaa Markii orodyahanku guuleystay Caawa ay dhalinyaroi fara badan Sacab Xoogan Jaanta iskula heleen iyagoo ku Faraxsanaa Guusha 2 ee Taariikhig ah ee uu Ka Gaaray Ciyaarayahnkaan Olombikada London 2012waxaana dhalinyaradu ay isaga hambalyeynayaeen Guusha uu soo hooyay Halyeey Mo Farah.

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 11, 2012. Filed under Ciyaaraha, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login