Waxaa loo Codeynayaa Mussharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012 Kaasoo ay codeyntiisa dhiibanayan Dadweyanaha Soomaaiyeedee ku sugan Gudaha iyo Dibada waxaana codeyntaan maalmaha kooban soconeysalaguna kalaqaadayo cod 1 dheeri ah aan ugu talagalnay inaan ka soo hormarino doorashada Madaxweyanaha Soomaaliya ee laguw adohadii alle idmo inay qabsoonto 20Ogosto 2012.
Qofka codeynaya 1 musharax ayuu coidkiisa siinayaa waxaan codeyntaan lagu kala qaadayaa Codeyn 1 dheer ahMaadama Waqtigu Yaryahay isla Markaana Wareeg 2 aan laqaban karin iyo mid 3 intaba,iyadoo hadii 2 musharax ama in kabadan ay isku cod noqdaan Markaasi ay wada galayaan Kaalinta 1aad
U codee Musharaxa Madaxweyanaha Soomaaliya oo ay codkooda dhiibanayaan dadweyanaha Soomaaliyed ka hor inta aysan Xildhibaanadu dooran Madaxweyanaha Soomaaliya.
N.BNatiijada Codeynat waxaa lasoo Saari doonaa Hadii Alle Idmo Jimcaha soo Socda waxaana Codeyntu ku eg Tahay Khamiista 16-8-2012.
Musharxiinta Loo codeynayo waa kuwa hada u Taagan Tartanka Madaxtinimada Soomaaliya waxa ay kala yihiin Muhshariixnta loo codeynayo.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’ | Uurdoox2011@hotmail.com
_____________________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login
farmaajo ayaan ucodeyneynaa haddii aanu nahay dhalinyarada somaliyed anigoo magacooda kuhadlaya inta wadaniyinta ah ee aanan heeb iyo qabiil toona fiirineynin
asc waxaan u codeynayaa musharaxa maxamed cabdulaahi farmaajo oo ah shaqsiga u qalma in xilka loo dhiibo dalkana nabad ku soo dabaali kara waa nin la dagaala musuq maasuqa aqoon fiican waxaa noogu filan mudadii yarey uu shaqada hayey waa nin soomaali nimadadu ku dheer tahey umaduna u siman yihiin