Maalintii 3 ayey gashay Codeynta Musharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012( Codka Dadweynaha) waxa uu ka Horeeyaa kan Xildhibaanada Soomaaliya…

Maalintii 3 ayey gashay Codeynta Musharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012( Codka Dadweynaha) waxa uu ka Horeeyaa kan Xildhibaanada Soomaaliya…

Waxaa loo Codeynayaa Mussharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012 oo Manata gashay Maalintii 3aad Kaasoo ay codeyntiisa dhiibanayan Dadweyanaha Soomaaiyeedee ku sugan Gudaha iyo Dibada waxaana codeyntaan maalmaha kooban soconeysalaguna kalaqaadayo cod 1 dheeri ah aan ugu tala galnay inaan ka soo hormarino doorashada Madaxweyanaha Soomaaliya ee lagu wado hadii alle idmo inay qabsoonto 20 Ogosto 2012.

Qofka codeynaya 1 musharax ayuu coidkiisa siinayaa waxaan codeyntaan lagu kala qaadayaa Codeyn 1 dheer ahMaadama Waqtigu Yaryahay isla Markaana Wareeg 2 aan laqaban karin iyo mid 3 intaba,iyadoo hadii 2 musharax ama in kabadan ay isku cod noqdaan Markaasi ay wada galayaan Kaalinta 1aad

U codee MusharaxaMadaxweyanaha Soomaaliya oo ay codkooda dhiibanayaan dadweyanaha Soomaaliyed ka hor inta aysan Xildhibaanadu dooran Madaxweyanaha Soomaaliya.
N.BNatiijada Codeynat waxaa lasoo Saari doonaa Hadii Alle Idmo Jimcaha soo Socda waxaana Codeyntu ku eg Tahay Khamiista 16-8-2012.

Musharxiinta Loo codeynayo waa kuwa hada u Taagan Tartanka Madaxtinimada Soomaaliya waxa ay kala yihiin Muhshariixnta loo codeynayo.

  1. Xaaji Maxamed Yaasiin ismaaciil
  2. Xasan Sheekh Maxamuud
  3. Yaasiin Maaxi Macalin
  4. Jen.Cismaan Faalko
  5. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas
  6. Maslax Maxamed Siyaad
  7. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
  8. Axmed Ismaaciil Samatar
  9. Yuusuf Garaad Cumar Axmed
  10. Cabdulaahi Axmed cadoow
  11. Shariif Sheekh Axmed
  12. M.M.Guuleed’ Gacmo dheere’
  13. Shariif Xasan Sheekh Aadan
  14. Cabdulaahi Sheekh Xasan
  15. Cabdikariin jiiroow sharmaarke
  16. Jen Maxamed Nuur Galaal
  17. Cabdiraxmaan Macalin Baadiyoow
  18. Cabdiraxmaan Macalin Sharaf
  19. Cali Maxamed Geedi
  20. Cumar Salaad Cilmi
  21. Xuseen Khaliif Jaamac
  22. Cabdiraxmaan Cabdishakuur
  23. Axmed Muumin Warfaa
  24. Cabdi Faarax Shirdoon.
  25. Cabdi Maxamed Axmed
  26. Cabdulqaadir Cosoble Cali
  27. Xasan Abshir Faarax
  28. Dr Cismaan Maxamed Gacal
  29. Ismaaciil Maxamuud Hure’ Buubaa’
  30. Salaad Cali Jeelle

ku soo Codee Iimelkaan Hoos ku Qoran.

Uurdoox2011@hotmail.com

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’ | Uurdoox2011@hotmail.com

____________________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 13, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

One Response to Maalintii 3 ayey gashay Codeynta Musharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012( Codka Dadweynaha) waxa uu ka Horeeyaa kan Xildhibaanada Soomaaliya…

  1. Cabdullahi axmed cadow ayaa u qalma waqtigaan kale guurka ah sababtoo ah nin qibrad u leh siyaasad oo ruug cadaa ah ee bal haloodhiibo hala arkee

You must be logged in to post a comment Login