C/weli dooro waa Faroole dooro – Part II

Dr. Ali A. Hirabe

Somalia waxaa ka dhisan xiligaan seddex dowladood oo aanan wada socon,midi waa tan Somaliland oo sheegatay in eey ka go´day Somalidii xorta aheeyd ee la dhihi jiray jamhuurida somali,tan xigtaa waa mida Puntland oo xaqiiqdii u dhaqmeeysa sidii dowlad ka xor ah Somalida inteeda kale, labadaa waxeey leeyihiin calamo u gooni ah oo aanan la mid aheeyn calankii baluuga ahaa ee xiddigta dhexda ugu tiil,sidaa oo kale waxeey leeyihiin dastuur iyo nidaam dowladnimo sida gole wasiir,gole baarlamaan iyo madaxweeyne halka somalida inteeda kale aay ku hoos noolyihiin calanka madow ee Al-shabaab iyo midkii baluuga ahaa oo ka dul-babanaaya Muqdisho, hadaba sidee dalkaani u noqon karaa qaran mid ah,maxaase ku soo kordhaya haddii C/weli oo ka soo jeeda Puntland iyo nin reer Somaliland ahi aay  noqdaan  madaxweeyne ??????? xaqiiqdii waxba, significa un cane che si gira la sua stessa coda.

Ugu horeeyn waxaa la dooranayaa gudoomiye baarlamaan ninka ku soo baxaa gudoomiye waxaa uu salfanayaa rag badan oo madaxweeyne isku soo taagay,Shariif Sheekh Xassan waxaa uu taagan yahay reer Bay & Bakool  sanadkaani waa in aay helaan madaxweeyne unu ma fadaano gudoomiye baarlamaan??? waxaa uu ku wargeliyay reerkiisa in cidna aayan isku soo taagin musharxnimo gudoomiyaha baarlamaanka,haddii gudoomiye loo doorto nin reer Muqdisho ah waxaa daadku qaadayaa dhamaan inta reer Muqdisho ee isku soo sharaxday madaxweeynenimada sannadkaan,sida oo kale haddii nin reer Puntland ahi isku soo sharxo gudoomiyaha baarlamaanka waxaa daadku qaadayaa rag badan oo isku soo sharxay madaxweeynenimo ,suaashu waxaa aay tahay yaa noqonaya gudoomiye baarlamaan ?? waxaa soo if-baxeeysa in jufo reer Muqdisho ahi aay ololo ugu jirto sidii aay u hanan laheeyn jagadaa iyaga oo ku mucaaradaaya kuwa kale oo reer Muqdisho ah,sida oo kale reer Bay & Bakool raga ah ayaa olole ugu jira noqoshada gudoomiyaha baarlamaanka iyada oo la ogyahay in ololahaasi ay qeeyb ka yihiin rag reer Muqdisho iyo rag reer Puntland ah si aanan loo lumin taariikhdii soo jireenka aheeyd  ee wax qeeybsiga beelaha somalia,waxaa iyana laga baqayaa haddii shaxda socotaa  aanan wax laga bedelin reero badani aay geli doonaan Al-shabab,reer Muqdisho iyo reer Bay iyo Bakool haddii aayan noqon kuwa ku guuleeysta madaxweeynenimo iyo  r/waasre waxaa aay u badan tahay in aay dib ugu noqdaan Al shabab halka reer Puntland iyo Somaliland aayan qatar ugu jirin ku biirida Al-shabab sabbabta oo ah ma jiro dagaal xoog leh oo  kala dhaxeeyo labadaa..

Al shabab in aay burburto ama in aay sii xoogeeysto waxaa uu eey ku xiran tahay hadba cida noqotaa madaxweeyne iyo r/wasaare oo dagaalka socdaa sii dhameystirta.

Alow sahar umuuraha!

Dr.Ali.A.Hirabe                  Hirabe_a@hotmail.com

___________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 14, 2012. Filed under Opinion / Fikrad. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

14 Responses to C/weli dooro waa Faroole dooro – Part II

  1. Sharif Jamaludiin

    waxaan filaayey Dr. doqon maquustow in aad ka hartay dacaayadaada raqiska ah.

  2. shukri shekh weheliye

    hiraabe qabyaalada ku qurunsatay heer waxay ku gaarsiisay aad marna aad ku doodi jirtay xamar gaala lama rabo amisoom iyo etopia ma rabno haddana aad u dabadhaqaysid adiga iyo sheqa shariif marka ogow in lagu ogyahay ilaah iyo aadanahaba ay kula socdaan afkaaga waxa ka soo baxayo

  3. DR XARAAN KU NAAX hawiye isagaa isfuulayo cid fuulida la doonatay majirto afbalaq wa nin xaraantii ku dhashay xaraantuna waatan kaa hadlineeyso afbalaq iyo mooryaanta lamidka ah wa kuwa baarlamaankii loo diiday sida {muse, qanyare, caato, cabdisamad calim, sheikh shariif, iyo kuwa lamidka ah wxn xasuusinayaa cunugaan dhahayo majeerteen baan wax ku dhigay kixkixkixkixkixkixkixkixkix
    war mahilmaamtay 2004-2008 wixii kugu dhacay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    war aniga diyaarado ayan kuu adeegsaday gala bakaaraha waxa loo baxshay miyad taqanaa? kkkkkkkkk al cadaala miyad hilmaamtay kkkkkkkkkkk meeshii eey kaso dhacdo bistoolad in loogu jawaabi jiray taangi iyo PM miyad hilmaamtay caruurtii kumanaanka ahaa aad ka horgeeyseen diyaaradaha iyo taangiyada miyad hilmaamteen heer wxn ku gaarsiiyay mogadisho aan kugu gumeeysto heer wxn gaaray mogadisho si xoog madaxweyne uga dhoqdo heer wxn ku gaarsiiyay tuugada odayaasha aad ku sheegteen aan min hal hal sano ii xirnaadaan ceeyroow iyo ragii la socday wxn ku dhigay sheikh shariif iyo caruurtiisii casharkaan u dhigay miyad hilmamtay meeydkaga si loo kala guro in lawaayay ha isku hadlin waxa kugu dhacday taariikh tan ugu xun marka koowaad adigaa is laayay oo dukum daakun iska dhigay marka labaad ciidamadii reer puntland iyo ethiopia ayaa kugu durduriyay waliba waxa lagaala dhaqaala ahan iyo siyaasad ahan iyo deegaan ahan iyo ciidan ahan dhinac kasta wa lagaa burburiyay bal kawaran puntland markaasi wa dowlad calan iyo dastuur iyo kala danbeeyn leh maantay wxn mareenaa petrol inan soo saarano oo aduunka indha nagu hayo oo waliba nala baryayaan hawiye caqli malahan barina afka ayan isku kiin galinayaa wa balan siyaasad kale inaan idin keeno oo aad isku leeysaan

  4. @Barakow Maxamed, Sorry anigu haween wax kama sheegin haweenka soomaliyeedna sharaf iyo xurmad bay iga mudan yihiin, waxaase ii muuqata oo aad haweenka ugu ordaysaa runta ayaa ku dhibaysa, cuqdad iyo cudur xun baa ilaah Somali dhex dhigay asagii baana kaa xoog badan oodan haysan karin laakiin xayawaankan afka balaqsan ee Dr Doqonow ee afkiisaa xun ummad ka sharaf badan eenu ilaahay nacaladiisii iyo caradiisa ka badbaadiyey buu asagoo ilaahay caradiisii ku dhacday oo qoomkuu ilaah u carooday ah hadlayaa. Teeda kale Muqdisho ha iman baad leedahay anoon walba u baahnayn muqdisho misana Hawiye kolay maanta cidna Muqdsho ugama dhex haybaysato runta haddaad rabto adaa gacanku gabbad ah. waxaan waxaa ka qaldan cidda faraha lala galo iyo cidda kale baaba isaga qasan.

  5. TO: BARAKOW MAXAMED

    CEEB IYO FADEEXAD AYAY IGU TAHAY INAAN GABDHAHA HAWIYE AMA GABAR SOOMALIRYEED AAN WAX KA SHEEGNO, AB IYO SINJI WIXII TALYAANI U FUULI JIRAYNA TAARIIKHDAY KU QORAN TAHAY XASHA AFKAYGANA LAGA MAQLI MAAYO, MEEL KALE OO AAD KA MAQASHAANBA. MIDDA KALE OO AAD LEEDAHAY WIXII XAMAR IDINKU GAARAY, TAA WAA KA SOO KABSANAY ALLANA WAA NOOGA RAAYAY, IDINKUSE SOO TAAD HUF IYO HALAAN JIRIN ISKA DHIGTEEN, OO AAD LABATAN SANNO IS BAABI’ISEEN MA IS LEEDAHAY CARRO ILLAHAY AYAA IDIIN HARTAY, ADIGUSE MAGACAAGA BARAKOW MA WAXAAD AHAYD KUWII KAMASLE HAWIYE AY U BIXIYEEN, AMA REER SOOMALILAND AY KU SHEEGEN LOOMA OOYAN?

  6. Ku: Cali Majeerteen

    Majeerteen gabdhahooda ayeey gaalada u geeyn jireen welina waa socotaa Mahiga habarta aad siiseen somali waa ogtahay,dhuliina dhagaxa ahaa haka soo degdegina fadlan,xamar 1991 waxii idinka qabsaday yeeyna dhicin marlabaad,cidaa doonta cay ogow xamar haisku imaan.

  7. @Husein Sidow, adigaba qabyaalad baad meesha ku haysaa, runta haddaan laisu sheeginna wax soconaaya ma jiraan, Somali maanta waa bulsho qabiil wax ku qaybsata kuna dhaqanta shareecada qabiilka ee aan tan ilaahay ku dhaqmin waana tan ugu xun. adna Faransiis matihid ee Somali baad tahay ee qabyaalad cidna kuma eedayn kartid maadaama aad Somaali tahay. HAAH Dawladda federaalka ah waxbaan kasoo dhisnay qaybtayada ayaana ka qaadanaynaa oon xaqa u leenahay. xaqayaga haddaan weynana sidaan ku raadsanayo waan aqaan adigana ku weydiin maayo. Adiguse ujeedkaaga waan aqaan Caasimadda madaxweynaha shaqaalaha dawladda iyo waxwalba inaad isku darsataan adinkoo hal qabiil ah baad rabtaan ummadda inteeda kalena qadisaan oo wax xaq la yiraa iyo adinka Hawiye ahaan aad baad u kala fogtihiin ee nina wax ha ka sheegina iskana aamusa Somali si fiican bay idiin taqaane.

  8. @Dr Doqonow, adeeer Hawiye wax la xisaabtami yaqaan majeerteen baa ka jira, teeda kale adoo Hawiye sheegayana baad cid eedeynaysaa intaad afka xun ah ee balaqsan aad qarsan lahayd dulli yahaw, Hawiye kuwii wadanka burburiyey saw maaha Muqdishada aad sheeganayso yey tahay cidda kaa burburisay KKKKKKKKK, Doqon baa la yiri hal il bay waxku aragtaa tiina Dr Doqonow ilaah wuu tiray oo indha la’aan buu socdaa. teeda kale dawladda federaalka ah saw Puntland ma ahayn meesha lagusoo ansaxiyey ma adinka kaligiin baa bahasha iska leh oo cunaaya kir iyo kud la idin yiri. waxaa kaloo jirta intaanba waxaa lagu soo helay baryadeena iyo beesha caalamka oo lagu yiraahdo waa loo dhan yahay, ee haddii la yiraahdo ha lagu kala cararo cid hawiye uga liidata ma jirto sababtoo ah Alshabaab baa easily ku qabsan karta iskamana difaaci karaan.

  9. TO: HUSSEIN SIDOW

    WAA GARTAY IN AAD TIRAAHDAN ISKA BAXA WAA RUN, CAYDA IN LAJOOJIYO WEY
    HABBOON TAHAY, WELIBA WAA AYAAMIHII LAYTUN KHADARKA ILLAHAY HA ISKU KAYO CAFIYO, WAXAA NAGU KIIN KHASBAYA IN DOWLADD DHALATO, WAXAY TAHAY PATROL KA OO LA DHAMMEYAY AYAA LAGU XIRAY INEY DOWLADD SOOMALIYEED AY DHALATO OO AY SAXIIXDO MOYEE LAMA IIB GAYN KARO SAFE MAHA IN WAQTIGAN XADIRKA LA SOO SAARO SIDAAS AYAA NAGU KALIFTAY IN AAN IDINKA DABALAALADNO OO DASTUUR IYO NIDAAM AAN KU HAYNO, LAKIIN IDINKA DADYAHOW GURYIHII IYO BEERAHII AAD DHACDEEN AYAAD RABTAAN INAAD ISKA HAYSATAAN OO DOWLADD MA RABTAAN EE AAN RUNTA ISKU SHEEGNO, HADDII ALLASHEKH IYO WORLDLORD, IYO MAXAAKIIMTIIBA LOO DIIDAY BARLAMAANKA INEY SOO GALAAN SHEEKADA MA FIICNA. WAXAANSE ILLAHAY KA BARYAYAYAA INUUSAN DAGAAL, GAAJO IYO DHIB DAMBE OO AAN ISKU GAYSANO AYSAN DHICIN, WAXAASE OGAATAN SOOMALIYEY MAANTA NIMANKAAS IS SHARAXAY HADDII AY HELAAN WALAAHAN KU DHAARTAY NIN WAX NA TARAYA INUUSAN KU JIRIN EE MA U DAQNANAA DALKENNA IYO DADKEENNA.

  10. kU: DHAGDHEERE

    Dowlad waad haysataan maxaad Muqdisho ka rabtaan,Faroole ayaa idiin madaxweeyne ah maxaa idinka maqan ?? Dr.Hirabe xaqiiqda ayuu sheegay seddex dowladood ayaa somali ka jira mid ayaad ka tihiin maxaa keenay cayda,runta miyaad diideeysaan oo baadhilka ayaad rabtaan.dhagdheer waan ku arkay qiirada qabiilka ee kugu jirta fadalan waa ramaaan jooji

  11. QARANIMO MA SOOMALI AYUU U DHEXEYAA MISE HAWIYE KALIYAA ISKA LEH
    WAAYO INTII AMANEYSEY DR. HIRAABE ANNA AAN U BAXSHAY DR. HURIYE AYUUNBAA LAGU REEBAY INTII KALENA WAA LA MASAXAY? KKKKKKKKK

  12. Dr.Hirabe runtii ayaad asiibtay ,gudoomiye yaa noqonaya ?? waxaan aniga siin lahaa beelaha lagu soo koobay kuwa shanaad,siiba Prof-Dalxa ,Majeerteen waa qaswadayaal dalka ayaga ayuu ka dagi waayay,Siyaad Bare ayaga ayaa ugu horeeyay wax qabiil kula dagaalama,alow naga qabo,Ina C/rashiid ayaa xamar waxuu ka leeyahay aniga ayaa soo dagaalamay.duf kubaxa.

  13. Dr Hiraabe waxaa tahay geesi,
    waxaa ifisay qurunkii duugnaa ay wadeen majeerteen.
    Shariifna dadkiisa asaa ka jeestay oo faroole u tagay .
    Hiraabe majeerteen awal lama kasayn hadda hala barto.
    waagii horo waxay yiradaan waxaa loo qabi jiray run ,saa adigabo ka dhawaajisay burburkii soomaaliya aykaa ka danbeeyey waase la ogaaday , sifiican idhihiina u fura waxa hadda soomaaliya ka jiro fiiri waxaan waa wixii ay soomaaaliya ku dumiyeen oo kale,
    waxaa ka daran haday madaxtinimada waayiin waxay naqahee inay qofka madaxtinimada qabta ay sir iyo qurun u maleegaan ,waxay ka soo bilaabaayiin inay dadka ku kiciyaan qabiil.
    Aadaana uga xumahay in hawiye ow u qabto daarood waxa majeerteen sameeyo , dadka daaroodka ah ayakaabo ku dulman majeerteen sida khaatumo, iyo kuwo kele
    Dr hiraabe guulguuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  14. Dr hiraabe waa ku salaamaa ,waxaa tahay geesi ,
    majeerteen waxay joogaan nay helaan madaxtinimada ama uu helo nin ay wataan ama nay careeyaan dawladnimada dhan ba, waa inay ayaka iska dhex arkaan haddii kale ?