20 ka Agusto waxaa loo madlanaa in aay dhacdo doorashada madaxweynanimo ee Soomaaliya taas oo looga gudbaayo hanaankii kumeel gaarka haaa loohuna gudbaayo dowlad dhexe oo rasmi ah taas oo noqoneeyso dowladii ugu horeysay uu dalku yeesho 20sano kadib dagaalo hareeyay dalka Soomaaliya, laakin rajadii lagaa lahaa in aay u dhacdo xiligii loogu talagalay ma muuqato waqtiga oo ciriiriya iyo howlaha haray oo badan awgeed.
Wali lama soo dhameestirin xubnihii cusbaa ee baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo laga rabay tiradooda 275 ahedyna in lasoo dhameestiro 12ka bishan ayaa dib u dhac ku dhacay ilaa hadane ma jiraan wax lasoo dhameestiray bishuna waa 14 waxa harayna waa 6 bari maxaa lagu qaban karaa maxaase harsan?
Howlaha harsan waxaa ka mida :
Dhamaan arimahaani waa kuwo la rabo in lagu qabto 6-da bari ee kadhiman 20-ka August iimana muuqato in aay suura gal tahay laakin la’arki doonee waxii aay ka gaaraan gudiga soo xulida baarlamaanka cusub.
Balse waxa laga yaabaa in waqtiga lagu daro mudo 10 maalmood ah taas oo doorashada ku beegi doonto 1da September.
______________________________________________________________
Share on Facebook
Ma Nabadsugid baa mise xoola jir?
Ma dhabaa in Madaxweyne Shariif uu wado qorsho hal...
Shacabka Muqdisho Haka Foojignaado Turkiga oo La...
Khudbadda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Xafladd...
Meydka Askari ka tirsan Shabaab oo Ceelasha lagu j...
Sir Culus heshiis ay awada galeen laba Shariif!
Aala Sheekh vs Xulufada Gaas (Warbixin)
Xaalad deganaasho oo laga dareemayo gobolka Jubada...
Madaxweynaha oo la kulmay Wasiirka Horumarinta xir...
Tartankii dhallinta da'da yar ee Afro-Canadian oo ...
Remarks with President of Somalia and Secretary of...
Ra’iisal Wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socday dal...
![]() |
| Site Admin |
| Qaranimo on Facebook |
| Entries RSS |
| Comments RSS |
|
| Copyright @ 2005 Qaranimo Online All Rights Reserved! |

You must be logged in to post a comment Login