Shekh Umal Vs Shekh Cariif iyo Hilibka Waraabaha!

Waxaa billowday qilaaf cusub oo u dhaxeeyo wadaadada Soomaaliyeed kadib markii la iksu mari waayay Xalaalnimada hilibka Waraabaha.

Shekh Max’ed Cabdi Umal ayaa yiri “waa banaan yahay hilibka Waraabaha oo shareecada Islaamka waa qabtaa”, hase yeeshee waxaa diiday Shekh Max’ud Aw Cabdulle Cariif oo ku tilmaamay Xaaraan qadcan ah oo marnaba shareecada islaamka qabin.

hadaba labada fatwo labada Sheekh halkaan hoose ka dhageyso


Hilibka Waraabaha waa XALAAL!
HilibkaWaraabaha waa XAARAAM!

 

+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

__________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 16, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.