Fanaan Axmed Biif vs Wacdaraha Habeen Danbe ee Dalka Maleysiya’ Heestii Diiwanka iyo in badan oo kale ayuu qaadi doonaa

Fanaan Axmed Biif vs Wacdaraha Habeen Danbe ee Dalka Maleysiya’ Heestii Diiwanka iyo in badan oo kale ayuu qaadi doonaa

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Maleysiya waxa ay 19 ogosto 2012 u noqon doonyaa Munaasabad iida Soonfureed mid Xasuus mudan waxaan kala qeybgali doona una wada Bandhig faneed cajiiba Fanaanka Axmed Cabdikariin Maxamed’ Axmed Biif’ oo degan Dalka Iskutaga Imaaraadka carabta gaar ahaan Magaalada Dubai kana mida Fanaaniinta fara ku tirsika ah ee Codkooda sida weyn loo qadariyo waxii ka dambeeyay 1991…

Jaaliayada Soommaalida ee ku dhaqan Caasimada maleysiya ee Kualambur ayaa caleemo qoyan iyo soo dhaweynheersare ah ku qaabishay Madaalaha fanka Axmed Biif Markii uu Gaaray maleysiya waxa ayna sheegeen inuu taagrro balaaran ku leeyaahay halkaan oo arday fara badan wax ka dhigtaan isla Markaana ay ku faraxsan Yihiin bandhig faneedka uuw ado iyo waliba Imaatinkiisa Maleysiya.

heesta Diiwan iyo Heeso kale oo Fara badan isaguna jira Heesihii Hore,kuwii dhese iyo kuwii danbe ayuu habeen danbe Axmed Cabdikariin Maxamed’ Axmed Biif’ la soo shirtagi doonaa bandhigfaneedkiisa maleysiya.

ma aha markii ugu Horeysya ee Fanaanka Soomaaliyeed Axmed Biif uu Bandhig faneed ku qabto meel ka baxsan Dubai oo uu degan yahay waxaan uu horay ugu qabtay wadanka Koonfur Afrika Magaalooyinkiisa waaweyn,neyroobi,hargeysa,Boosaaso iyo Meelo kale.

Fanaan Axmed cabdiakriin waa fanaan jecel; Horumarka fanka,nabada iyo isdhexgalka Bulshada

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 18, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.