Faroole Garowe Gooso Not Puntland

Dr. Ali A. Hirabe

Afar sano ayey ku sii dhowdahay inta uu xafiiska maamulka hayo macangaga madax isku sheega Puntland C/raxmaan Faroole, laga soo bilaabo 8-dii Janaayo 2009,Puntland waxaa dhisay ururo qabiilo ah oo is baheeystay sida SSDF,USP iyo SNDU, waxay ahayeen ragii hogaaminayay ururadaa kuwo aay siyaasad iyo aragti wadaag la ahaa  C/laahi Yuusuf balse waxaa soo ifbaxday in aragtidaa iyo siyaasadii saldhiga u aheeyd midnimada Puntland ay wax weeyn iska bedeshay sabbabta oo ah intii Puntland aay jirtey xukunkeedu wuxuu meerto u noqday saddex jufo oo kasoo jeeda isku beel iyo isku urur reer Maxud Saleebaan iyo urukii SSDF.

Intii ka horeeysay maamulka Faroole sida C/aahi Yusuf iyo Cade Musse  marna ma dhicin in maamulka uu duulaan hubeeysan uu ku qaado qabiiladii bud-dhiga u ahaa Puntland  sida ka dhacday waqooyiga Gaalkacyo, Baaargaal, Xaafuun,Qardho iyo Bariga Sanaag, maamulka Garowe ee Faroole uu hogaamiyo maanta ma leeyahay karti iyo siyaasad hufan ? iyada oo aan arkeeyno in degmooyinka qaar qabiil weliba uu ku dhawaaqay in uu xaq u leedahay in ay aayahooda ka tashadaan sida qabiilada ku nool gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn oo dhistay Maamul iyaga u gaar ah oo ka madaxbannaan Soomaaliland iyo Puntland khatumostate,sida oo kale Rascaseerstate iyo Karkaarstate ayaa lagaga dhawaaqay Puntland intii Faroole xukunka hayay,maanta waxaa uu damac kaga jiraa in uu Somalida degen gobolada koonfur ku abuuro qalaanqal siyaasadeed oo la mid ah mida uu ku hayo Puntland,Faroole waxaa uu cadeeyay ujeedka iyo hadafka Puntland aay ka leedahay Federalka in aay tahay oo kaliya anaga ayaa hogaamineeyna ama Puntland waa aay ka go´eeysaa somalida inteeda kale sidii Somaliland,Faroole ayaa sheegay in hogaamiye kooxeedyaddii Muqdisho aay yihiin kuwii ka soo qaxiyey guryahooda isla markaana laayey dadkoodii reer magaalka ahaa sidaa darteedna wax kale oo u yaalo aysan jirin oo aan aheyn maxkamad in la hor keeno,ujeedka hadalkaa ayaa ah mid uu ku soo dhaweeysanayo beelaha Daarood balse waxaa umada Somali aaminsan tahay in hore loo socdo oo laga gudbo waxii la soo maray,Faroole haddii uu jecel yahay in dagaalka sokeeye aanan laga gudbin waxaan leeyahay miyaad ilowday in C/aahi Yusuf uu dalka Somalia ku soo hogaamiyay cadowgii ugu foosha xumaa ee Ethiopia iyo gumaadkii aay ka geesyteen gobolada koonfureed iyo caasimada Muqdisho,miyaad ilowday in Morgan ahaa nin la mid ah hogaamiye kooxeedka iyo wasiirkii gaashaandhiga dowladii Siyaad Bare 1991, miyaad ilowday ragii siyaasada la waday C/aahu yusuf sida.taliyihii ciidanka Sirdoonka NSA (National Security Agency) Gen. Maxamed Darwiish.aliyaha Ciidammada Cabdullaahi Cali Cumar,La taliyaha madaxweynaha dhinaca siyaasada Yuusuf Cumar Al-Azhari ,wiilka uu dhalay C/aahi ahna qasnajiga Madaxtooyada Axmed Cabdullaahi Yuusuf,Afhayeenka Madaxweynaha ahna safiirka u fadhiya Brussels Yuusuf Cusmaan Baribari.Madaxa ilaalada Madaxweynaha Cabdullaahi Dheere Taliyaha Airpotka iyo Dekeda Muqdisho Laba Xidigle Joocaar intaaba aay mudan yihiin in maxkamad la soo taago.

Waxaa cad in Faroole yahay ninka kaliya ee colaada ku hartay balse waxaan qabaa in-taasi uu gaarsiiyay Sheekh Shariif oo aanan aqoon u laheeyn Faroole oo xukunkiisa ku egyahay Garowe ka dhigo nin awood badan iyo kooxda dhagarqabayaasha siyaasad guracan u maleegay xiliga kala guurka ah,waxaa quman in inta caqliga u saliimka ahi ee reer Puntland Somalida u cadeeyaan in Faroole yahay nin colaada somalia sii hurinaaya Puntlandne eeyan la qabin waxa uu aaminsan yahay.

C/weli waxaa uu noqonayaa xildhibaan laga soo xulay Puntland  August 2012 waxii ka danbeeya,waxaana dhamaaday xiligii xukuumadda ee uu  r/wasaare ka ahaa iyada oo la ogyahay in wasiiradii xukuumadiisa qaar noqdeen sidiisa oo kale xildhibaano u taagan baarlamaanka cusub,halka uu asaga isku soo sharxay madaxweeynimada Somalia,Cabdiweli oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in Xukuumadda uu Ra’iisal wasaaraha ka yahay ay jireyso illaa iyo inta laga soo dhisayo xukuumad kale oo bedesha ”Xukuumaddu waa jireysaa, illaa inta laga soo dhisayo xukuumad kale oo maamulka kala la wareegta” Riyadii C/weli oo run noqon weeyday,Alow Sahal Umuuraha.

 

Dr.Ali.A.Hirabe           Hirabe_a@hotmail.com

___________________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 20, 2012. Filed under Opinion / Fikrad, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

19 Responses to Faroole Garowe Gooso Not Puntland

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hiraabe orod hawiye wax u qabo iska dhaaf reer puntland waxad qoraysid waxba kama jiran waliga mafahmeysid siyasadena kusoo dhawoow siyasada puntland

  2. Hiraabe, Jawaari waa guuleystay,Cali Babana waa haray, Maxaad sameyn doontaa, hadda ayaan kuu sii sheegayaa ABDIWALI IYO CADOW, AYAA PRIME MINISTER IYO PRESIDENT KALA AH SOOMALIYANA WAA BADBAADAY MAKULA OYAA CAAWA OO KALYA.

  3. Dr Doqow wuxuu ku leeyahay Puntland baa waxaa doonaysa Faroole saas raba MJ baa saa damacsan, waxaasoo dhan oo aad noo sheegaysid qof iyo wuxuu damacsan yahay bal inaad doqon tahay MJ iyo waxay damacsan yihiin oo danahooda yaa ku yiri noo sheeg maxaase adiga kaa galay qofkale iyo wuxuu ku aqdaamanayo. Puntland hadday goosato ama damacsan tahay inay goosato maxaad ka qaban kartaa waa waxba marka miskiin yahaw jaahilka ah ee afka balaqsan orod oo kolay meel kalaad ka wadaa xumaanta kugu jirta ee orod oo u dhimo bakhti yahaw.

  4. KU: Ceeblo Calasow
    Walaahi magacaaga maaha ceeblo intaasi cabsi ayaa kuu geeysay,war Hirabe haka baqin waa Aadame kula mid ah,waxa aad soo qortay oo dhan waa la arkayaa in aay been tahay sabbabta oo ah magac been ah ayaad la baxday,haddii aad Dr.Hirabe sidaasi ugu baqeeysid xagee joogaa Faroole iwm isa soo muraxa oo sheegta magac sax ah si umada u fahmaan waxa aad qoreeysaan in uu yahay xaq iyo in kale.Fulayo guuli kuu dhaweeydaa
    FuuuuuuuuuuuuuuuuuuuLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLlayyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  5. Mumin Cali Xirsi

    Daarood ayaa mid ah bal jooji waataa dhulbahante iyo warsangeli xaqoodii qaadateen,gudoomiye ayaad isku dileeysaan xiligaan waataa Cali Galeeyr iyo Juriile tuugii weeynaa isku haysto,sow lama dhihi karo damacii Majeerteen ee madaxweeyne meesha waa ka baxay,Hawiye siyaasad baray waataa Majeerteen u bilowday dagaalkii sokeeye,cumar iyo ciise ayeey isku haystaan,Cusmaan Maxud oo ahaa kuwii ugu ilbaxsanaa labadaa ayaa gumaaday oo beri hore ayeey xaniinyahay ka siibeen,waataa Qardho noqotay Karkaarstate alow garadsii xoolaha ciise maxud dhibka uu Puntland baday iyo sida uu siyaasada u fahmay oo ah mid xoolaha kii raacayay noqday madaxa guriga Faroole,qoyskiisa ayeey ka dhamaan la dahay xagee la joogaa,Faroole walee haddii aanan laga qaban Puntland waxii dhacaa looba joogee.

  6. Hiraaboow waxaa wax laga xishoodo ah in aad adoo kale webebka Somalida isku soo sharaxdo adigoo welibana Doctor sheeganeysa.

    Waalagu ogyahay gabadhii Majeerteen ee tobanka idiin dhashay reer Hiraaboow inaad xabsiga qeybta waalida galiseen ,beel ahaana uga fariisateen, adeer nafti gabe nafkale ma kalkaalo toban walaalkaa dhalay baad gaalo u gacan galisay hooyadoodna aad Ananaati ku tuurtay naceyb aad Majeerteen u qabto.

    Hiraabe Hawiye maxaad tari leheed arintaa oo cad hadaad fashay oo xaalkaagu yahay naagta majeerteen intay fakan leheed toban walaalkey aan u waayo.

  7. Asw,waryaa Hiraabe naceebka kalasaarka beesha Daarood waxaadan ogeen ood ka diimoontahay inay yihiin isku mabda`a isku aragti waa mid Allaah loogu mahadiyo waana mid aad waligaa heli kari doonin.

    Sagaaro labi laacday luqunteedey ka dareentaa.

    Dr.Abdiraxman Faroole Acazzahullaah waa madaxweyne ummadiisa iyo Deegaanadiisa laga doortay lana jecelyahay aad iyo aadna loogu hanweyn yahay.

  8. Walaalayalow maxaa Majeerten laydinka siiyaa, caqliga Ilaahay ku manaystay oo ay xumihiinna ku fahmeen ayaad u quri la’dihiin. haddii idan ka daba harin waad eedi doontaan, waxayna idiin raran doonan sidii dameerihinii, Hawiyana hadalka uma wado ee waa DOQOMADII ABGAAL,HAWIYAHA KALE WAA DAD LA FAHMI KARO OO AY CEEBTU QABATO, YAA ABGAAL ULA BAXOO YAA SABEEN KA QALAY, WACALKA GUURAYA YAA WALIYADA KU DARAY.

  9. Cabdiraxmaan Garoowe

    KU: DHEG-DHEER.

    Waxa iskula har huuno. Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole waa la doortay, beenta daa xoog kuma heysto, oo wax iskula har, adna ha nagu noqon “Hiraabe Cusub,” oo isku dir iyo been qorta

    Mida aad leedahay madaxweyne Faroole qurbaha ayuu joogay, waa beentaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole goob joog ahaa asaaskii Puntland, wuxuuna jagooyin ka soo qabtay dowladda kasta oo laga dhisay Puntland.

    Naa heedhe, ina-adeer yeeynaan annaga is lafo-jabin, oo yeeysan kula tegin caadifada Hiraab, ee aan isku garab noqon.
    Cafis iyo saamaxa, hadaan hadaad hadalkayga wax kuu dhimo

  10. Shamso Cali Gurey

    Faroole iyo Majeerteen goá haddii aad awoodiin,somali waa ka dheregsan tahay Majeerteen oo 1960 ilaa iyo maanta ayaan naqaan,somali waa aay isbaratay,AMISOM iyo Hawiye colaad ha u abuurina,USA,Ethiopia iyo Faqash ayaan dhulka gelinay waxba naguma aha Ugandha iyo Faqash Majeerteen,ogaada AMISOM idiinkuma badbaadin karaan Muqdisho,welcome Muqdisho waad arkeeysaan waxa aad mudataan.

  11. TO: COSOBLE

    XAMARTEE LA IMAAN KARIN COSOBLE XAMAR WAA KU DAYSAY, MAXAA HARAY HADDI MADAXDENII LA YIRI VILLA DA WAA IN AY CAAWA KA GUURAN, INTII AAD ANIGA IGU MAQNEED AYA HOOSTAADA KA BAXDAY, MELES CAAWA AYUU GEERIYOODAY,HADDII AAD KU FARXI LAHAYD IYO HADDII AAD KA NAXI LAHAYDBA ABGAAL IYO MAJEERTEN LABADA MIDNA DOORKAN MANOQONAYAAN, ANIGAA KUU IRI EE HURDO FIICAN SEEXDA, DAD PATROL IYO BUURO DAHAB AH LEH AYAAD LEEDAHAY XAMAR YEYSAN IMAAN YAAN LAGUUGU QOSLIN?

  12. waa ku salaamay walaalkay Hiraabe.
    Soomaaliya wax badan ayaa ka qaldan ,waxay fahmi la, yihiin majeerteen,Hawiye waxa u dhameeyey waa majeerteen.
    MJ waxay isticmaalaan magaca Gobolada qabiilada kale degan yihiin ,magacyada waxay ku samaystaan websiteyo si ay been iyo isku dir u sameeyaan oo iskaga dhigaan qabiilka magaca website wato.
    waxay soo qoraan maqaallo been ah ama qoraal been abuur ah oo run loo ekaysiiyey ay dad wax ka sheegaayiin.
    waligiin Nin majeerteen hadow wax soo qoro si fiican u fiirsha.
    qoraalka waa ka dhex arkeysiin qofka ay neceb yihiin oo ay ka beensheegaayiin, Faroole iyo kuwa la midka ah ha goostaan puntland , koonfur uma baahno puntland wali Qof reer puntland ah Muqdisho ma imaan karyo ,ha ku ekaadaan puntland.

  13. Hiraab waxay u rajaynayaa in uu ka soo toosoo koomadii uu galay 1991 . waxbadan ayaa isbedelay somaliya la jaan qaad isbedelka sidii gabar yar oo foodlay ah maalin walba ha soo qorin fikrado nacayb iyo afxumo ka buuxdo wax iskula har oo sariigo.

  14. To Hirabe

    Sharif Shalay iyo Maanta YOUTUBE
    Shalay:Qabqablayaash ha la soo qabto waa mujrimiin(dhiigyacabyo)
    Maanta: yaa denbi ku cadeeyey(not convicted)
    ninki yiri nimankaas aan xataa wax yar oo aqoon maadi ah xataa dugsi hoose aan soo dhigan denbi culusna umada ka galay xil ha qabteen yiri iyo kan diidan kee saxan? Sh.Shariif sow isagu marna uma markhaati furin Dr. faroole marna ma diidana? ma la socota calamka technologiga ma la socotaa? wax kasta ooaad ku hadashid sow inay keydan yihiin ma ogid? tan kale koonfur waa xagee? ma reer soomaali aan degaan weyn ku lahayn baa jira? ogow inaad adiga naftaadu ka tirsantahay kuwaas kartida la ee qabqablayaasha ah.

  15. ASCW

    UMMADDA SOOMALIYEED WAXAAN UGU HAMBELYEYNAYAA DOWLADDA CUSUB OO U DHALAN DOONTA HADDII EBBE IDMO, WAXAANA ILLAHAY UGA RAJEYNEYNAA INEY NOQOTO MID DADKA SOOMALIYEED KA SAMATA BIXISAY COLAADAHA IYO DHIBATOYINKA KU HABSADAY WAQTIGA DHEER AMIIN.

    DR. HIRAABE WAXAAN RABAA IN YAR OO KOOBAN INAAN U SHEEGO AYAAN RABAA,MIDDA UGU HORREYSA WAXAY TAHAY, MADAXWEYNE FAROOLE PUNTLAND SOOMALIYA KAMA GO’YN KARO, PUNTLAND INTA UU FAROOLE QURBAHA SOO JIRAY, RAG BAA DHIGODII U DAADSHAY, BOQORO,BELDAAJIYAAL,GARAADO,ISLAAMO,AQILO, NABADOONO, INDHHERGARATO, HOOYOYIN,DHALINYARO, IYO CIIDANKA DARAWIISHTA, DAD BADAN OO WAXBARTAY, AYAA PUNTLAD DHIBADA U AASAY, FAROOLE XOOG AYUU PUNTLAND KU QABSADAY, HADII AY CADAALADI JIRTANA MAXAMED CABDI XAASHI OO PUNTLAND WAX KA BUD DHIGAY AYAA XAQ U LAHAA INUU MADAXWEYNE KA NOQDO, ADIGANSE KU WEYDIYAY AFRICA MEEL XAQ KA JIRO MA II SHEEGI KARTA? MARKA WAXAAN KUGU DARAYAA IN YAR OO KALE PUNTLAND WAXAY KAGA DUWAN TAHAY KOOFUR AYAAN KUU SHEEGAYAA KALA DAMBEYN HADDII QOF ISIN AH UU HADLO HADALKIISA WAA LA TIXGALIYAA, WAANA DAD AAD U KALA DAMBEYA OO IS QABAN KARA, DOWLADNIMANA AY KA GO’AN TAHAY, FAROOLE WAA KU KHALDAN YAHAY MAANTA OO AAN DAGAAL QARKA U SAARAN NAHAY IN WIXII TAGAY UU KA HADLO ISAGA OO WELIBA MASUUL AH. REER PUNTLAND INEY KU RAACSANEEN AYAAN QABAA, LAKIIN XAALADDA MAANTA WAXAY U EG TAHAY ILEEN AF AADAN LAHAYN MA CELIN KARTID. ADIGASE MARKA AAD LEEDAY GAROOWE MAXAMED DHEERE AYAA MAALIN KU QABAN KARA MUXUU IDINKUGU QABAN WAAYEY XAAFADAHA SHABAB IDINKA HAYSTAAN, MASE ILLOWDAY PUNTLAND INEY LEEYIHIIN CIIDAN DARAAWISH AH, MAALIN WALBANA HUB U SOO GALO, OO AY ISKU DIFACAAN, MORYAAN MARKAAD NAGU CABSIINEYSO SIDA AAD HADALKA KU SHEEGTAY, WELI QABRIGA LAMA DHIGIN MORGAN IYO BARRE HIIRALE. INKASTA MAXAMED DHEERE IGA ISTAAHILIN INAAN U GAFO, DAD BADANA UU KA WANAAGSAN YAHAY, HADDANA ADIGA MARKAAN JINSI NACAYBKA KUGU JIRA AWADADII AYUU MAR MAR GAF IGA DHACAA. DADKA REER PUNTLAND MAHA DAD AAD KALA JEJABIN KARTID HA KU RIYOON HOREY AYAA DAD BADAN ISUGU DAYEEN WASE SUUROBI WEYDAY, WAQTI YAR AYAA FAROOLE IYO WIILASHIISA U HARAY, SIDA MADAXDEENII SOOMALIYEED CAAWA SAQDA DHEXE FURAYAASHA VILLADA U KEENA LOO YIRI, AYAA FAROOLE IYO WIILASHIISANA LOO ORANAYAA NINKII KHAYRKII LOO XIRAYOW SOO QOYSO ADIGUNA, DALKENNII WAA BES GACANTENNI WAA KA BAXAY WAXAA LAGU TUSAYAA INAAD I NECEB TAHAY, WAA SIDA KALIYA EEY NAGU QABSAN KARAAN WEY OG YIHIIN MAALINTA AAN IS RAACNO IN HOOG U SOO GALAY, SOOMALILAND MAANTA AYAA LAGU YIRI SHIR JARA’ID QABO MIDNIMADENNU WAA MUQADAS DHEH SOOMALINNA WAX LA QAYBSAN MAYNO, P/LAND WAAN GO’YAA DHEH HADDII HOGGAMIYE KOOXEDYADII LA KEENO WAXA EMAIL LOOGU DIRO AYAY KU HADLAAN, HALAAG AAN ANNAGU ISKU GAYSAN NAGUMA DHICIN. MID WALBA DANTA AY KA LEEYIHIIN MARKA AY KA DHAMMEYSTAAN AYAY DHABARKA KA TAABANAYAAN.WA BILAAHI TOWFIIQ

  16. asc dhamantiina wan idinsalamay salan kadib waxan layabanahay duqankan abgaal ee iskusheego dr hiraabe walee cajiib war puntland xaqbay uledahahy in ay katashato somali inteeda kale hawiye futo madow maxad haysaa aniga ma ahi majeerten lakin waxan ogahay in ay yihiin dad macquul ah oo an soconkarin somali inteeda kale marka duqon hawiye war orda tashada mida kale dr hiraabe ilkaha iska hagaji marka hore hadii kale afkadi iskuxir waayo afun ayad ledahay rontii mida kale hawiye waa cawaan sidii zulu zulu oo kale waxayna lamidyihiin zuluga south afrika kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee hawiye ayan layabay mida kale adiga dr hiraabe waxad tahay abgaal shaqadadi waa caano iyo cari siyaaso iska daaa waayo cida adkasoojeedo waa cida ugaxun hawiye waa cawaan cwan dhalay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk majeerten majecli lakin dantoodi ayay yaqanan kkkkkkkkkkkkkkkk marka viva mj mj hawiye cawan orda islaaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Cabdiraxmaan Garoowe

    War heehde, oday Hiraabe, maxaa ka qaldan? war yaa Ilaahey yaqaana!

    War Hiraabe, Puntland waa Puntland, adiga laakiin marna Puntland baad xumeyneysaa, marna waad kala jarjareysaa, maxaa kaa qaldan saaxiib?
    Ma ogtahay horta Puntland inuu u yaalo heshiis ay da’diisu tahay in ka badan 200 sano, oo ah inay mar walba mideysantahay, oo MIDNIMO uu yahay sharcigooda, sax iyo qalad. Taas ku seexo
    Ilaaheey ha xafido madaxaweyne Dr. Cabdiraxmaan Faroole 100% waa ku saxsanyahay inuu dhaho raggii shalay Somalia isbaarada dhigtay, maanta xildhibaan ha noqdaan, taasi waa qalad. Adiga laakiin qabiil ahaan baad u difaaceysaa
    Abgaal waxay aheyd inay adiga xildhibaan kaa dhigaan intay keenayaan kuwii isbaarada u taalay shalay, oo dadka laayey, inkastood aad adba tahay nin iska hooseeya oo uu qabiil dardaray

  18. waad mahadsantahay hiraabe umaleyn maayo qof u ooyeesa hadii garoowe godo laakiin xisaabta kuma darsan in tuulooyinka gobolka laga dhigay ey badan tahay kulligood balcad , intaas waxa dheer maanta lacagta soomaliya ayaa lagu sameystaa garoowe shariif ayaana suuragaliyey,hadal jees-jees ah ayuu ka hadlay laakiin hadii maxamed dheere iyo ciidankiisa lagu fasaxo 5 saac gudahooda garoowe ayuu ka cashayn lahaa reekuna badda ayey dabaalan la haayeen intaas hala xasuusiyo faroole

  19. Dr.Hirabe guuleeyso waxii aad qoreeysay qarni waataa runtii soo baxday,Faroole waan goosaneeynaa ayaa ugu danbeeyay,dalka Faroole ma laha aniga reer Puntland ayaan ka mid ahay waana diidanahay Faroole gobolo badan ayaa laga diidan yahay,Gaalkacayo,Qardho,Baro oo dhan xagee xukumaa Fatoole waa uun Garowe,Dr.Hirabe aad ayaad u asiibtay xaqa weligaana waad asiibi jirtay siyaasada socotaa Faroole iyo Mahiiga ayaa wada,somaliyeey waad aragtaan waxa Faroole ku dhawaaqay jawaab cad ayaa laga sugayaa siyaasiyiinta Puntland.