Barcelona oo Xalay ka Badisay Real Madrid lugta 1 ee Koobka Spanish Super Cup iyo Arbacada oo Real loo Tagayo Markeeda……
Waxaa Xalay Lugtii Hore ee Koobka Super Cupka Isbeyn Fooda isku daray 2 Kooxood ee ku Xifaaltama La ligaha Dalkaasi Barcelona vs Real Madrid waxaan Ciyaartaan oo garoonka Kooxda Barcelona uua haa mid siw eyn loo Camiray oo ushii Kor loo Tuuro dhulka aaney Qabsaneyn Gaan sareysay Kooxda Martida loo ahaa oo Fursado wanaagsan oo Goolall laga Filan Karay qeybtii Hore ku quusisay Real Madrid.
daqiiiqadii 19 Messi oo Barcelona ah ayaa laad Xoogan Ku Xaday Goolhaye Casilay Kaasoo Birta dhinac ka maray
Daqiiqadii 29 isla messi ayaa halis Galiyay Goolak Real Madrid sidoo kale waxaa Kubad Gacanta uu uga saaray Goolhayuhu Ciyaaryahan Pedro waxaan qeybtii Hore Lagu kala nastay 0-0.
qeybtii Danbe Taageerayasha Real madrid waxaa neeftii ku dhagneyd ka fujiyay 7 Ronaldo oo Madax Qurxoon ka dhaliyay Goolahayha Barcelona ka dib Markii Karoos uu soo qaaday Saaxiibkii lamabnrka 10 Ozil,Goolkaasi ma noqon mid Farxad Galiya Mourinho waxana isla daqiiqadii intii lagu guda jiray ku Barbareeyay Gool Ciyaaryahn Pedro oo ka faaideystay Kubad loo sii Tuuray shabaqana ku Malaasay.
waxa yar ka dib Rigoore lagu Galay Andres Iniesta waxa Gool U Badalay Messi oo ciyaarta ka dhigay 2-1.Kooxda Barcelona oo kulankaan ka Gacan sareysay Kooxda Real Madrid ayaa waxaa Goolkeedii 3 qalinka ku duugay dhex xoojiyaha lagu Magacaabo Xavi kaasoo ka faaideysya Baas gudub ah oo Saaxiibkii Andres Iniesta.
Barcelona oo Markaais u muuqatay inay 3-1 isag reebi doonaan Kulanka Lugta Hore ee Koobkaan Kooxda Real Madrid ayaa Kubad ka soo Booday Goolhayahooda Valdes waxaa uga Faaideeyay Kooxdiisa 22 Angel Di Maria waxaan Ciyaartii ay ku dhamaatay 3-2 ay barcelona Lugta Hore ee Koobka Spanish Super Cup ugu awood sheegatay Real Madrid Ciyaarta 2 waxa lagu qaban doonaa Arbacada soo socota Hadii alle idmo garoonka Kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabeu waxaan Barbardhac ku soo Baxeysa Barcelona halka Real Madrid ugu yaraan ay ku soo baxeyso 1-0 jadii ay ku Badiso.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’| uurdoox2011@hotmail.com
__________________________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login