Comments on: Eedeen kulul oo loo jeediyay Ugaaska Beesha Murusade

By: Ciise
Ugaasnimada waxaa ku heshay sabarkii Beesha Cabdale sabti  taariqda dib u raac. Ugaasnimada waxay ahaan jirtay Kaltan wareego balse Odaygii Cabdale Sabti baa aqbalay in kaltankiisa la siiyo Reer Ugaas taaso keentay in markii dambe loo caleemo saaro. Maanta waxaa go,aan cad ka qaatay  in ugaas cabdulaahi yahay Xaaraan ku naax, baqtiga cuno. Dhamaan Deegaanka  ee degto beesha Cabdale Sabti sida Coosweyne,, Ceel Cade, Marasle, Biyoole, Galhareeri,iyo Muqdisho, Waxaa kaloo shir deg deg ka dhaci doonaa London, America, canada. Beesha Sabti oo curad u ah Cabdale Sabti waxay  go,aansadeen in kalsooni dambe la siini Ugaas Cabdulaahi Faracade.