Comments on: Shabaab oo afduutay Odayaal ku sugan Gubta

By: Magafe islaamka jecel
Een horta waxaan u sheegaa dadka muslimka ah ee soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan gudaha waddanka guud ahaan , iyo gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee muqdisho in xarakada mujaahidiinta alshabaab muqdisho ay kaga sugan yihiin meel walba iyo goob walba gudaha muqdisho maamulkoodana ka dhex shaqeynaya 16 ka degmo ee gobalka banaadir ka tirsan , qof yohow haddaad aamin san tahay alshabaabulmujaahidiin waddanka waa laga sifeeyey oo way tageen wallaahi ma tagin mana tagi doonaan  waa dad rabbi wato ee walaalaheyga muslimka ah ee soomaaliyeed war muslimiinta u diriraya daafaca diintanada iyo dadkayaga taageera siiya afka aad ku mucaaradeynaysaana ka daaya haddaad muslimiin tihiin, taa ayaa iga dardaaran ah ogowna in islaamku kor ahaan doono!

By: Fiilodheere
Gubta waa meeshii lagu aasaasay Alshaab, cid aan iyaga ahaane, meeshaan ma joogeyso. Ethiopia ayaa degi weyday, mooryaan iyo Ugandeesna warkooda daa.