Stoke City vs Arsenal iyo Liverbool vs Man city oo Maanta Barbardhac isku isla dhaafi Waayay Meertadii 2 ee Horyaalka Ingiriiska 2012-2013………….
2 kulan oo ka Tirsanaa Horyaalak Ingiriiska 2012-2013 meertadiisa 2 ee Wareega Hore ayaa la ciyaaray Maanta waxaan kulankii hore Wada Yeeshay Kooxaha Stoke City vs Arsenal oo isku Macsalaameeyay 0-0.
Kooxzda Macalin Wenger ee Arsenal ayaa fursado badan iskamlumisay Ciyaarataan waxaan qeybtii danbe Kubad loo Mooday inay dhalatay birta Stoke City Dulmariyay Weerarayahanka Reer Franca ee Oliver Gerurd kaasoo uu arkiw aayay neesha ay martay Kubadaasi Goolahayah Stoke.
Taageerayaasha Arsenal ayaan jecleysan Markii Labaad oo ay bilowga Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 Helaan Barbarihii 2 waxaan 2 naadi Stoke City vs Arsenal ayw ada leeyihiin min 2 dhibcood.
Kulankii la wada sugayay Galabta waxa uu dhexmaray Kooxaha Liverbool iyo Man City oo difaacaneysa Horyaalak Ingiriiska waxan Ciyaarttaan ooaheyd mid adag isla Markaana ay liverbool ku dadaaleysay inay hesho 3 dhibcood ay ku soo Gaba gabowday 2-2.
Taagerayaasha Liverbool oo faraxsanaa 80 Daqiiqo ayaa waxa Goolkii Barbaraha ka dhaliyay Teves oo ka mida weeraryahanada Man city una dhashay Arjantiin.
labada Kooxood waxaa Goolka ku hormaray Liverbool Daqiiqadii 34 waxaana u dhaliyay Difaaca Reer Slovakia Skrtel oo u sitay Lambarka 37 kaasoo Madax ku dhaliyay Kubad uu soo Karoosay Kabtan Gererd waxaana qeybtii Hore lagu akal nastay 1-0 lagu hogaaminayo Man city.
isku soo noqodkii qeybtii danbe Koxda Man city waxaa u dhaliyay Goolki Barbaraha Duuliyahooda dhexe Yaya Toure oo u sitay Lambarka 42 kaasoo kadhigay Ciyaarat Barbaro,hae ahaatee Suarez weeraryahanka reer Urugway iyo Koxda liverbool una qaata lambarka 7 ayaa Kuabd afgalis ah oo laad xor ah shabaqa Man city u diray Ciyaartana ku soo ceshgay inmay Hogaanka sii heyso Liverbool daqiiqadii 66.
Man city isma dhiibin waxaan Goolkii Barbaraha u dhaliyay Daqiiqadii 80 Teves oo u sita Lambarka 32 Ciyaartina waxa ay ku dhamaatay 2-2 iyo Man city oo ka Ciideysay 3 dhibcood ee ay u dagaalamayen Liverbool.
Kooxda Man city waxa ay horyaalak kaga jirtaa Kaalinta 3 iyadoo leh 4 dhibcood,halak Liverbool ay kaalimaha Danbe soo Carareyso 1 dhibic,horyaalkuna wali waa bilow.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
![]()
|
![]() |
Socialize