Prof. Jawaari oo ku guuleystay Afhayeenka Baarlamaanka

Dr. Cali Khaliif Galleyr oo ka tanaasulay tartankii jegada Gud. Baarlamaanka sidaasina uu Prof. Jawaari ku guuleystay jegada Afhayeenka Baarlamaanka Soomaliyeed…

Prof Jawaari ayaa wareegii koowaad helay 119 cod hase yeeshee waxay ahayd inuu galo wareeg labaad si uu u guuleysto laakiin hadda tartan la’aan ayuu guuleystay.

Taasi ayaaa waxa ay keentay in showrkii iyo shuxshuxdii Shariif Xasan Sheekh Aadan uu lagalay Dr. Galleyr inay suurtoobi weysay inuu ka taqaluso Jawaari.

_________________________________________

 

 

 

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 28, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login