Doorashada Gud. Kuxigeenka 1aad ee Baarlamanka oo socoto…

Waxaa lagu guda jiraa Doorashadii Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka.  Waxaa doorashada kaweyb galay ilaa 10 musharax oo kala ah:

  1. Cabdalla Boos
  2. Maxamed Cabdi Xayir
  3. Bashiir Maxamed Jaamac
  4. Cabdixakiin CIge Guuleed
  5. Prof. Maxamed Cumar Dhalxa
  6. Jeylaani Nuur IIker
  7. Tahliin Cabdi Maxamed
  8. Cabdiweli Sh. Muuday
  9. Baytulah
  10. Maxamed Cali Xagaa

Qeybtii hore ee doorashada ayaa waxa ay musharixiinta u kala heleen codadka sidan

  1. Cabdalla Boos                                     12 cod
  2. Maxamed Abdi Xayir                        26 cod
  3. Bashiir Maxamed Jaamac               31 cod
  4. Cabdixakiin Cige guuleed                  8 cod
  5. Prof. Maxamed Cumar Dhalxa         8 cod
  6. Jeylaani Nuur Iiker                          36 cod
  7. Tahliil Cabdi Maxamed                    22 cod
  8. Cabdiweli Sh. Muuday                      42 cod
  9. Baytulah                                               17 cod
  10. Maxamed Cali Xagaa                               19 cod

Bilowgii wareegii labaad ayaa lagalay waxaana isku soo haray 4 musharax ee ugu codka badnaa, waxayna kala yihiin sidan:

  1. Cabdiweli Sh. Muuday          —————–> 42  cod
  2. Jeylaani Nuur Iiker              —————–> 36  cod
  3. Bashiir Maxamed Jaamac    —————–> 31  cod
  4. Maxamed Abdi Xayir            —————–> 26  cod

Lasoco inta dhiman… Doorashadii ayaa weli socdo – waxayna u ku dhowdahay GABABO.

__________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 28, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.