Jeylaani Nuur IIker Gud. Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka!

Jeylaani Nuur Iikar – Gud. Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka

Gudoomiya kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliyeed Mudane Jeylaani Nuur Iiker.

kadib wareegii 2aad ayaa mudane Xildhibaan Cadiweli Ibraahim Sheek Muuday oo heystay 58 wareegii 2aad ayaa u tanaasulay saxiibkiisa Jeylaani Nuur IIker.

Sidaa ayuuna Jeylaani ku noqday Gudoomiyaha 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online – Toronto, Canada

___________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 28, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login