Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo noqday Afhayeenka Baarlamaanka

Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo noqday Afhayeenka Baarlamaanka kadib markii wareegii 1aad ee tartankii jegada gudoomiyaha Baarlamaanka uu ku helay cod aad uga sareeya musharixiintii kale ee kula jirtay tartanka. Dr. Cali Khaliif Galeyr oo ahaa musharixii 2aad ee ku soo xigay ayaa bilowgii wareega 2aad shaaciyay inuu ka tanaasulay tartanka sidaasi ayuuna Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ku helay cod aqlabiyad buuxdo inuu noqdo Afhayeen Cusub ee Jamhuuryada Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online – Toronto, Canada

_____________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 28, 2012. Filed under Dhacdooyinka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.