Waxaa bilaawday Wareegii Sadaxaad ee jegada Gudoomiye kuxigeenka 1aad.
Laba wareeg oo codeyn ay sameeyeen xildhibaanada Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa ku tartamayay 4 musharax iyadoo wareegii 1aad ay ahaayeen 10 musharax.
Afartii Musharax aayaa waxaa isku soo haray 2 kamid ah musharixiintaas. Codsi gudiga doorashooyinka ay soo jeediyeen ayaa ahaa in maadama waqtigii dheeraaday midkood uu tanaasulo, taasina ma aysan surto gelin. Mushariixintii iyo Xildhibaanadii codeynayayba waxay yiraahdeen waxaan isla aadeynaa WAREEGA SADAXAAD.
Waxaa ku tartamaya labada musharax ee kala ah:
Bal aanu ka dhursugno wareega Sadexaad:
______________________________________________
Share on Facebook
![]() |
Socialize