C/weli Dooro Waa Faroole Dooro III

 

Nin Faroole koriyow adiga u aayi

Shirkii Garoowe oo lagu qarash gareeyey 6 Malyan

Guddiga farsamada ee soo xulitaanka baarlamaanku (TSC) oo noqday gudi siyaasadeed oo ku shaqeeya rabitaanka iyo siyaasada guracan ee C/weli iyo Faroole sabbabta oo ah yeey u arkaan danbiile dagaal ?? yaa ka danbi badan ragii Amxaarada ku soo hogaamiyay dalka  ee dhaawaca u geeystay Nation of Somali iyo dagaal ooge diiday in dalka nabad iyo kala danbeeyn in lagu soo celiyo dowladnimadii luntay State of Somalia.  ??

  C/weli dooro waa Faroole dooro  Part II

 C/weli dooro waa Faroole dooro!

C/aahi Yusuf oo in muda ah u xirnaa Ethiopia ayaa dagaal oogehii Muqdisho ay ku doorteen in uu dalka uu hogaamiyo ayaga oo u arkayay in uusan ka soo qeeybgelin dagaalkii sokeeye ee dalka ka dhacay 91 kii,C/aahi oo madax looga dhigay State of somalia ayaa waxaa uu danbi weeyn ka galay nation of somalia ka dib markii uu 50,000 Ethiopian ahi ku soo hogaamiyay dalka soona dhaafsiiyay xuduuda dalka,burbur iyo gumaad aanan loo meel dayin ka geeystay koonfurta Somalia siiba Gobolada Banaadir..Galgaduud .Hiiraan.Shabeelada dhexe iyo midka hoose,.Jubada dhexe iyo Jubada hoose,.Bay iyo Bakool.,Gedo.

Ragii C/aahi markii uu xilka hayay talada siinaayay waxaa ka mid ahaa C/weli Gaas oo ahaa la taliyihii C/aahi xaga siyaasada arimaha dibada, qormadii looga magacdaray: Prof. Cabdiweli Maxaa u wehliya Aqoontiisa?? Dib u milicso oo dhageeyso oo aqri. Waxaa ka mid ahaa ragii howsha la waday C/aahi.

Yuusuf Cumar Al-Azhari, Yuusuf Cusmaan Baribari, Gen. … Maxamed Darwiish, Cabdullaahi Cali Cumar, Cabdirisaaq Cusmaan Jurila, Xassan Abshir ,Faroole, Cadde Musse iyo dhamaan Odayada duubabka dhaqanka ,Culumada indheergaradka iyo aqoon yahanka Puntland ka soo jeedo, kuwaasi oo aanan marna laga arag dareen wadaninimo iyo mid insaanimo xiligii C/aahi iyo huwanta Ethiopia gumaadkii aay ka wadeen goboladaa aan kor ku soo sheegay, taariikhda goor hore ayeey qortay ragii ka hadlay dhibaatada C/aahi iyo Ethiopia aay ka geeysteen dalka,waxaa mahad leh C/rasaaq Xaaji iyo Jaamac Cali Jaamac oo ahaa labada nine ee taariikhda ka galay Somaliya,xusina doonaan Somaliada weligood  cid aanan aheeyn kama damqan ee ka soo jeeda Puntland gumeeysigii C/aahi ku soo hogaamiyay dalka, dadka iyo diinta.

Guddiga farsamada ee soo xulitaanka baarlamaanku (TSC) oo ah qalinleeydii dalka iyo dadka wax u soo baratay haddii aay kala saari waayaan xadgudubkii iyo danbiyadii fooshaxumaa ee dalka ka dhacay ragii ka danbeeyay aadna noqotaan kuwa u janjeera dhinac xaqiiqdii taariikhda ayaa qormeeysa,aniga ma taageersani labada dhinac dagaal ooge iyo kii dalka ku soo hogaamiyay gumeeysiga Ethiopia waxaa qumaneeyd in miisaanka la wada saaro dhamaana ay ahaadaan danbiilayaal dagaal.

Alow Sahar umuuraha.

Danbiilaha Puntland ka soo jeeda miyuu ka qiimo yar yahay midka Muqdisho ??

 

Dr.Ali A. Hirabe             Hirabe_a@hotmail.com

________________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 29, 2012. Filed under Opinion / Fikrad. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

23 Responses to C/weli Dooro Waa Faroole Dooro III

  1. War iska dhaafee meesha uu ku dhashay iyo qotska uu ka so jeedee fikirka xaqiiqdii ma qaldana,dagaal looma baahna Dr.Hirabe waxaa uu dufacayaa qalanleeydii lagu daray dagaal oogataasha sida Dr.C/casiis iyo C/aahi sh,iskamaciil,waxa laga hadlaya waa intaa ,marka ma mudna in aan ku mashquulni Hirabe,waxa uu yahy cidna kama qarsana ee kuwa aay dhibeeyso in C/aahi Qaranimo lagu aaso ragaan aqoon yahaynka ahna ladhaho waa dagaal ooge xaq maaha diinta islaamka iyo mida caalamka ee calmaaniyada qorimeeysowabilaahi towfiiq
    Cariish xamar ku yaal saraha reer galbeedk waa ka wanaagsan yihiin ,badow aanan cariish aqoon ayaa aaminsan in cariisha yahay wax xun.

  2. Dr.Mohammed Haji Guled.

    Goorma ayuu Cariish ceeb noqdey waaba yaabe anigu walaahi waan kaftamayey laakiin Cariish Xamar ku yaalay waligeey ceeb uma arag ilaa hada Guri Somali sida Aqal Somali ama Cariish.

    Dhaqanka yaan laga dhigin ceeb.

  3. Dr Mohammed Haji Guled

    ASC,

    @ Yusuf, guddoomiye ceeb maahan qof ra’yi ama arrin waad isku qaban kartaan laakiin taas maahan macnaheedu inaad qofkaas sharaftiisii iyo karaamadiisii meel uga dhacdo ama aad xataa gaadho heerarkii ay noloshiisu soo madhay, Dr Hiraabe qoyskii uu ka dhashay inta badan dadkii xaafadda kula noolaa way garanayaan oo waa qoys sharaf iyo cizi lahaa mudanna in la sharfo.

    Midda kale haddaad isaga is qabateen la imow tiisa mid burineysa oo xaqa iftiimineysa ee ma banaana xag xagashada iyo cidi ku dirirka, marka aan sidaa leeyahay maahan inaan Dr Hiraabe aan shakhsiyan u taageersanahay oo waaan ogahay mararka qaar dacar buu ka wareegaa laakiin ficil rid ah oo xaqiiq iyo caqli ku saleysan ayaa loo baahan yahay.

    Wabillaahi tawfiiq

  4. Dhagdheer

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhh Odey Hawiye ah miyaad isku soo jidmarteeeeeeeeeen?

    Sheeko dhab ah miyaa mise waa darbo aad ii dhiibeysid hada ka horna waxan ogaa adiga oo leh Dr.Hiraabe isku xaafad ayanu ahyn.

    Dr.Hiirabe waa la yaqana Guri Cariisha ayuu ku soo korey hhhhhhhhhh reer Hadan ma ahyn.reer Xamar Jajab ayuu ahaa Ciyaal Fardooley Dekada agtiisa.

    sidaas hadey jirto reerka Hawiye ee aad u dhaxdey la jir Beesha aad ka dhalateyna waaba reerkaagii isku soo dhaweey Qarabada.isku hal meel Calooley ugu kari iyo Bariis.

  5. TO: YUSUF

    WAXAAN DAGANAA XAAFADDA HODAN, SCHOOLKII SEERALAHA AHAA,(WAXBARASHADA DADKA WAAWEYN) AYAAN DHIGAN JIRAY MARKII DAMBENA WAXAAN IS HELNAY WADAAD YAR OO HAWIYE AH OO MAXADUL MACALIIM KA BAXAY.DOWLADDA MAREYKANKA, AYAA SYRIA NAGA SOO QADAY 1990.INTA HIRAABE NOOL YAHAY, XAADNA UU ODAY DHAQAMEED HAWIYE YAHAY, WAXAAN U TAAGNAHAY HIILKA DAROOD.

  6. Dhagdheer.
    Aynu is wereysanee ma Xaafada Dr.Hiraabe ayad deganeyd? warka soo gudbi sxb halka ka deganeyd Schoolkii aad dhiganjirtey.

    C/Raxmaan Garoowe..hadeeeeee hadee Meesha ha la soo galin maxad Xal haysaa? see la isku fahmaa?

    Hadee Hadeedaas ayad rabta Muqdisho in Madaxweyne ka noqotid? Puntland na kaligaa yeelatid?

  7. RAGGA HAWIYE ee halkan isku qoray, xataa waa kaa gabar Darood ah baan ka fakaneyn. Waa kuwaa af-xumeynaya, oo caytamaya.

    Hadee waxay cadeyn u tahay waxa laga sheegay Hawiye. Siduu sheegay Professor Togane ayaa halkaas ka cad

    War isku xishooda, oo Hiraabe waa nin jirin ee raacina, oo iska qabta
    Caydiid oo nin jiran ahaa baad raaceen, waad ogeedeen wixii idnka raacay

    WALEE HAWIYE CABAADKA AYAA KA DHAMAADAY!!!!!!!!!!!!!!!!1

    Alla raggu calaacal badnaa, oo eexasho badanaa. Goormay ka korayaan
    been, fidno iyo isku-dir?

    Hawiye 21 sano bay Somaliy burburinayeen, oo weliba qoysaskii Hawiye eber ka dhigeen. Inta ay dhexdooda isu geysteen, qabiilada kale ee Somalida isuma geysan

    Maanta weli waxay ku jiraan dad eedeyn, far ku taag iyo inay dhib lagu hayo. War wax iskula hara, oo dib isugu noqda adinka marka hore

  8. TO: HUSEEIN SIDOW

    MISKIIN, HAWIYE WAXBA KUMA HAYSATID MAGACA UUNBEY KUU QURXIYEEN, OO WAXAY KUU BIXIYEEN KAMASLE HAWIYE, MARKAY OWRKA KUGU KACSANAYEEN OO AY RABEEN MASARIHIINA IDINKA OO WATA INAAD ADEER CAYDIID CAWISAAN SI KISMAYO UU U QABSADO CAJALIHIINNA WAA LA HAYAA, MARKII HAGUE LAISKULA XISAABTAMAYO AYAA LA KEENAYAA. WADDANKII AMAXARAA KU SOO DUUSHAY FILM KAASNA WAA DHAMMADAY MADAXDIINNAA U KALA DHUUMATA, HAADANA FILM LALE AYAA IDIIN CAMIRAN KENYA AYAA BADDII PAROL KA QODAYSA, HOW ABOUT TII AAD SUNTA KU SHUBTEEN IYO CALI MAHDI KKKKKKKKKKKK. WAA WAX LAGU QOSLO HAWIYE WAXAAD WADAAN. WALLAN IDIN NECBEEN WAALIDIINA LA YAABANAHAY.

  9. To: YUSUF AAD IYO AAD AYAAD UGU MAHADSAN TAHAY AMAANTADII, CISI IYO SHARAF, IYO KARAMAD INTABA WAA MUDAN YIHIIN BEESHA AAD KA SOO JEEDO, DAROOD HADDII AY DAD XUN YIHIIN DIR AYAY U GAFI LAHAYEEN, HAWIYE KUWEY REER ABTIGA U AHAYEEN XABAD KAMA REEBIN, MAJEERTEN QABRI AYUU UGU JIRAAN QADIYAD SOOMALIYEED ILAA IYO SARAKIISHII 77, ETHOPIA KU IDLAADAY, ILAA IYO KUWII XAMAR IYO HARGEISA MAXAMED SIYAAD KU TOGTAY. CABDULLAHI YUSUF 7 SANNO AYUU ETHOPIA XABSI UGU JIRAY MARKII UU GOLDOGOB QABSADEEN OO ETHOPIA RABTAY INEY CALANKOODA KA TAAGAN OO UU DIIDAY, MAXAMED ABSHIR HAMMAAN 20 SANNO AYUU U XIRNAA DOWLADII MAXAMED SIYAAD, CABDIRESAK HAJI HUSSEIN NOLOSHII OO DHAN AYAA U BAABADAY, TAARIIKHDU WAXBAY QORTAA, TAN HAWIYANA WAXAY QORAYSAA 20 SANNO INUU WADDANKU HOSTAGE U AHAA HAL BEL OO ISBAARO XAFAD, XAFAD U DHIGTAY, BOMBOYIN HOME MADE AH OO AY NIN DOORKOODA SOOMALIYEED KU LAYAAN, BADDA CEEL MACAAN HAL NIN AYAA QATAY HEBLOW CADDANI,REER BARIGA QOFKEY LAYAABAN WAXAY YIRAAHDAN DUF KU BAXA. YUSUF HA U BAQIN ADDUNWEYNAHA CUDUDIISA SOOMALIYA AYUU ISUGAYNAYAA, HADDII MAANTA AY AWOOD LEEYIHIIN WARLORD KOODA BARLAMAANKA LOOMA DIIDEN.

  10. Dhagdheer.

    Gabadh kaftan wacan oo fariida Maansha Allah.

    Aloow Dumarka Somali noo daa dhibkana ka saar,sharaf ayad xageyga ka mudantahay Geesiyad Daarood.

    Anigu Dir ayan ahay.

    Hawiye dhibkiisa ma yaro see laga yeelaya hadaan loo dul qaadan? Madaxweyne iyaga ahyn Muqdisho hal habeen ma seexan karo,waad ogeyd C/Yuusuf tii ka raacdey.

    Cidan khater weeyan Turubkiina waa barteen Siyaasada seen ka yeelnaa?

    Hada aniga in aan Guursado ayan rabaa Gabadh Boorso weyn ah oo Hawiye,shaqo xitaa uma baahni kaftan.

    Hiraabe waxa uu taaganyahay Nimaan Mudulood Abgaal ahyn Muqdisho Madaxweyne kama noqon karo gaw iyo gash.

  11. ASCW

    Ilaa iyo hadda waxaa wadaan Hiraabe xaqa ayuu iftiimiyaa, haddii uu xaqa iftiiyo, why markasta uu u caayaa Puntland/Cabdullahi, Cadde,Faroole sow naceeb soo jireen ah maha, cadaalada noocee ah ayuu ka hadlaa, marka waxaan oran lahaa Hiraabe foolxumo weyne tolow Outstanding adigoo leh maxaad sameyn lahayd? kkkkkkkkkkk.

    TO: Yusuf wey wanagsanaan lahayd inaan hoosta isugu dhigno, laakiin waxaa ka xumahay faraskaagii ayaa kula soogabshay, mid Hawiyana waaba ku rayn lahaa,maadama ay dhalasho Xamar i siin lahayeen, iyana Xamar waxay u haystaan Beverly Hills, aniga Illahay baan ku dhaartay calooshan ka oyaa, oo waxaan is irahdaa malaha qof ku dhashay, amaba ka naxayaa sidaan uma galeen, Yusuf waxaa hadaladaada ka mid ahaa mufadii Xamar ayaad ka samri la’dahay, marna meeshaan ku dhashay kuma casiyi karo, cisi iyo sharaf ba iga mudan tahay, qabowga aad sheegtayna Noth America jogaan qabow igama maqna.

  12. Dhagdheer waan kuu jeeda waad ka quusan la dahay Muqdisho-Muufadii-Macsaradii-Malaygii-Xalwo-Babaay-Canbe iyo Moos.

    Iridka kaliya kuu furan adigoo Odey Hawiye hoosta ka gala oo iska guursada,taladaas ka waran.

    Mareexaan iyo Majeerteen iyo dhamaan Daarood kunka sano soo socda suuragal maha in Muqdisho Madaxweyne ay ka noqdaan.Muqdisho Ninbaa u dhashay Burburiyey isku diley isku dhameeyey hada nabad ay u noqtey,ayad is sa soo wada sharaxdeen Daarood aqliga fiyoow qaadan karimaayo,Dumaashi Dhagdheer.

    Aniga waaba ku meherin laha Hawiye ma ihi.

  13. Dr.Hirabe fikir ayuu dhiibtay,raga meesha wax ku soo qoray fikirkiina sheega maaha Dr.Hirabe in aad caysaan,cayda waxaa aay ka tarjumee aqoon gaabnidiina runta sidaas waaye,meeshaan fursad ayaa ku haysataa waxii maankaaga ku jiro soo qor,Dr.Hirabe qoraaladiisa macruuf waaye dalka,dadka iyo diinta ayuu u shaqeeyaa ,waxii qaldan waa karbaashaa reerkiisa xitaa ha noqdaan,majeerteen waxii wadaan waa muuqataa aragaane talaadadiibaa kooyaasee.

  14. Doqon Hiraabe waxuu ku waashay Majeerteen, sideedabana waxaa intaa kaa keenay waa nacayb iyo adigoon u adkeysan karin kartida ay leeyihiin Qabiilka Majeerteen. Waxaanse ka xumahay in webkaan iyo ragga kaloo Hawiye inay raalii ka yihiin doqonkaan caac leh inay amuusiyaan. Guul Jawaheri, Abdiweli ama Farmaajo kii soo baxa. Laakiin waxaa dhulka lagu jiidi doonaa Sheekh Shariif oo ay dhamaatay waqtigiisa asaga iyo Sakiinba.

  15. Dr hiraabe salaan iga gudoon.
    Horta waxaa rabaa inaa iftiimiyo Majeerteen walidood qayaano ay wadeen laakiin dadka hadda say idhaha ugu furmeen ma ahayn waqtigaas .
    laakiin midda aan iftiimin rabo waxay tahay yaa dilay abdirashiid madaxwaynihii waqtigaas waxaa dilay majeerteen waxaa gadaal ugu naqatay qayaanadii.
    fiiri waaqica hadda lagu juro, waxaa aaminay Ali Mahamed geedi waa qiyaaneen waxaa aaminay Shiikh Shariif Shiikh Ahmed waa u jeediin waxa lagu samayhaayo oo hadda loo wada jeedo.
    yaa baarlamaanka qiyaano ku dhex sameeyey oo cuqdo dadka dhex galshay waa faroole iyo gaas iyo waxay iyaka wataan.
    DR Ali A. Hirabe GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUl

  16. kkkkkkkkkk Dhammantiin ma waxaad isugu habar wacateen cayda iyo habaarka Majeerten, Walle wey idinka rayeen haddii Soomali oo dhan ay ka qayli siiyen, turubka ayaan idin gadineynaa, berri waxaa idin tusaynaa kulligiin oo VOTE kinna na siiyay.kkkkkkkkkk

  17. TO: Mumin Ali Nacaskiiyo, Hawiye muxuu igu dilay, daris iyo walaalba waan ahayn, xidi oyo xigalo intaba waa wada ahayn annaga oo boqolaal sanno wada dagan, Soomaliyana sharaf iyo cisi ku maamulna kuna wada nool , ayaa Maxamed Siyaad, oo ina Ibrahin Cigaal Sayberia tababar ugu diray, ayaa Jen, Maxamed Abshir Hamaan ku xila furay inuusan Maxamed aaden qabowgaas aadan u direen , Sidii ayaad cinqilaab ku qabsateen,Maxamed Abshirna waa tuu 20 oo xarig ah ugu abaalguday, markii Waligii Cabdirashiid la dilay Moryanyahay Mareexan tii aad dhigteen ayaa laygu dilay, hiilkii aan kuu heliyay ayaan ku dhintay. DHAREER WADAAGAYGA HAWIYAAN KU DHAARAN JIRAY, DHUMACA CAQLIGAYGA HIIRAN MA DHAAFSANAYN, DHAAYO KAMA QAADIN DAROOD DHANUU DAGAA. MARKA ANIGA OO DHAGDHEER SUGULLE HIILKAGAN U TAAGNAHAY MAXAAD ANIGA IYO MAJEERTEN NAGU CUNTAY? IDINKA OO HALYEYGIINNA XOOSH KIBRAY YAHAY HABA ISKU HADLINNA.

  18. Dr hiraabe walaalkay waa ku salaamaa.
    si fiican aa u iftiimisay runta iyo meesha dhibaatada uga timiday Soomaaliya.
    qofkasto oo soomaali ah waa u jeedaa qayaanada majeerteen.
    Ninkii ugu horeeyey oo loo adeegsay in wadanka iyo qarankii soomaaliya lagu dunsho waxow ahaay Abdulaahi Yusuf iyo niman majeerteen ah,malas sanaawi iyo Ethopia madaxdooda waa nimankii u soo adeegsaday Majeerteen say u dunshaan soomaaliya oo waligood cabsi ka haysay .
    malas sanaawi waxow dadkiisa ugu qudbeeyey Soomaliya waa ka taqalusay,Faroole waxow ku qudbeeyey males sanaawi anagow naga tirsan yahay,warkiisa markii la fiirsho waxaa fahmee Majeerteen inaysan kala jeclayn dhulka soomaali leedahay,
    hadaysan madax ka naqanaynin waxay isku diraayiin dadka soomaaliya say soomaaliya faraha uga baxdo oo Ethopia u qaadato.
    Qarankii soomaaliyeed waxaa dunshay Majeerteen , shacabkii muqdusho waxa Ethopian ku xasuuqay waa majeerteen waxa dadka ku hoos jiro oo isku diraa waa majeerteen.Madaxwayne Shiikh Shariif waxaow ku ajarmay Faroole iyo Cabdiwali gaas oo ku shaqeeyo sir ay ku helaan kursiga hadayna helina meel xun ay gaynaayiin wadanka ..
    Majeerteen Hawiye uma dhamayn karyo.

  19. Dhagdheer.

    Kursigii Madaxweyne ayad Hawiye kula tartameysaan xiligan markaa Beesha Dir aya iska leh Kursiga Raysalwasare.

    Mumin Cali ceyda iyo afxumida jooji idinka ayuunbaa hadana hoosta ku wata Majeerteen iyo Mareexaan hadad Hawiye tihiin.hab wacan u dood sharaftu ku jirto.

    Dhagdheer soo tii la yiri Dumarku wey u simanyihiin Beelaha? hadba Beesha ay u dhaxan ee Caruur u dhalan weeyan,markaa waa maxay Qabyaaladan Qayaxan ee aad wada iyo Daarood aya iska leh Raysalwasare?

  20. öu:Dhagdheer

    War ninkan miyuu waashay ,asaga uun baa hadlaya oo isku jawaabaya,Siyaad Bare wax ka horeeyay ma jirin wax ka danbeeyayne ma jirto maxaad sheegaysaa,Majeerteen waxaa loo haystaa dulaankii Amxaarada iyo caruurta aay gumaadeen waa tan Dr.HIrabe sheegayo,waana ka dharagsanahay in Majeerteen yahay kansar,waana in umada laga qabto laguna karantiilo buuraha qaraxa ah.

  21. Madaxweyne haddii Rabi idin siiyo, Raisalwasare sow ma nihin? Abaarta iyo roob la’anta Illahay keenay cidna ha ku caayin kii shalay qooyanaa, maanta waa qawan yahay. Addunyada golan weyoo god aasan maleh, mar baad gaajo iyo haraad oon la golan gashaa, mar baad gal xareeda gacmahaaga kaga cabtaa……..waad ogeyd Baydhabo Janai in loogu yeeray amase ay noqotay (City of Dead) Marka taas Rabbi u daa.

  22. Dhagdheer.

    sheeg bal sababta ay ku noqonayan Daarood Madaxweyne?

    Daarood iyaga oo Somaliweyn oo dhan Calan qoyan u ruxaya soow maha Beeshii Somali kala tuurtey?

    Farmaajo oo isaga oo 20 jir ah xilweyn looga dhiibey Safarada Washington D.C aya hada Mareexaan wataan,miyey hilmaameen dhibka ay Umada Walaalaha ah u geysteen Mareexaan inta ay leeyihiin Muqdisho ayanu Madaxweyne ka noqoneynaa Gedo iyo Caabudwaaq haraad gaajo iyo Biyo la’aan aya ka jirto.

    Madaxweyne Hawiye cid ku haysata ma jirto.Muqdisho iyaga aya u badan kana talinaayo.

  23. KKKKKKKKKKK HIRAABE PROF JAWAARI AYAA LA DOORTAY, JURILE WAA KA HARAY WAA TII AAN HOREY KUGU SHEEGAY INAAN NAHAY DAD KALE DAMBEYA OO IS QABTA, MADAXWEYNE AMA RAISULWASARE KAAN RABNO AYAAN DAROOD HADDAAN NAHAY NOO DIYAARA CIIL QABOW CADAABTA GAL.