Isku Aadka 8 Guruub ee Champions League 2012-2013

Isku Aadka 8 Guruub ee Champions League 2012-2013 oo la soo saaray, G. D oo noqday kan dhimashada iyo Iniesta oo ku guuleystay Xidiga Yurub 2011-2012…

Waxaa lagu dhawaaqay Guruubyada 8 ee Koobka Champions League 2013-2013 waxana Guruubyada oo ah 8 Guruub ugu adag Guruubka D oo ay ku wada jiraan Kooxaha:  Real Madrid, Man City, Ajex iyo Dortmund, halka kulamada Lugta hore ee guruubyada ay ugu adag yihiin kuwa u dhaxeeya Real Madrid vs Man city iyo Chelsea vs Juventus oo ku kala jira Guruubyada D iyo E waxaana Championka 2012-2013 Kulankiisa Finalka la qaban doonaa 25 Mey 2013 iyadoo uu ka dhaci doono Kulanka kama dambeysta Garoonka Wembley ee London Halka Kulamada Furitaanka la Ciyaari doono Maalmaha 18-19 Sabtembar 2012.

Qaabkaan ayey Kooxahu isagu beegmeen dhinaca Guruubyada.

Guruub A.

  • Porto…….( Por)
  • Dynamo Kyiv(UKR)
  • PSG(FRA)
  • Dinamo Zagreb(CRO)

Guruubkaan waxaa il gaara lagu eegi doonaa Wacdaraha uu Tababare Anceloti iyo Koxdiisa PSG ay la soo shirtagaan

Guruub B.

  • Arsenal(ENG)
  • Schalke(GER)
  • Olympiacos(GRE)
  • Montpellier(FRA)

Guruubka B waa Gurubka aan la kala waaban doonin oo kooxuhu ay isku dhigmaan Kooxda Arsenal ayaa ka hortagi doonta Koxda aysan isku cusbeyn ee Olompiacos oo ka socota Greeca.

Guruubka B waa Gurubka aan la kala waaban doonin oo kooxuhu ay isku dhigmaan Kooxda Arsenal ayaa ka hortagi doonta Koxda aysan isku cusbeyn ee Olompiacos oo ka socota Greeca.

Guruub C.

  • Milan ( ITA )
  • Zennit ( Rus )
  • Anderlacht ( BEL)
  • Malaga ( ESP )

Gurubkaan waxaa ugu tun weyn Kooxda Ac Milan,Kooxda Malaga waa ku cusub tahay ka qeybgalka Koobkaan.

Guruub D.

Waa Gurubka Ugu adag ( Guruubka Dhimashada ) Guruubyada waxaa ku hardamaya.

  • Real Madrid ( ESP )
  • Man City ( ENG )
  • Ajex ( NED )
  • Dort Mound ( GER )

Kulanka sida weyn loo sugayo waxa uu u dhaxeeyaa Kooxaha Real Madrid vs Man city.

Guruubka E
Guruubkaan waxa ay u Badan Tahay 95 % inay ka soo Baxaan Chelsea vs Juventus oo waayadaan aan lagu arkin Kobkaan si gaar ah aya loo sigaya kulnka u dhaxeeya 2 kooxood.

  • Chelsea ( ENG )
  • Shakhtar Donetski (UKR )
  • Juventus ( ITA )
  • Nordsjaelland (DEN )

Koxdaan waa markii ugu horeysay ee ay ka qeybgasho Koobka.

Guruubka F

  • Bayern Munich ( GER )
  • Valencia ( ESP)
  • LOSC ( FRA )
  • BATE( BLR)

Guruubka G

  • Barcelona ( ESP )
  • Benfica ( POR )
  • Spartak Moskava ( RUS)

Kulnaka Barcelona vs Benfica ayaa ah kan ugu xiisaha badan Guruubkaan

Guruubka H.

  • Man UTD ( ENG )
  • Braga ( POR )
  • Galatasaray ( TUR )
  • CFR ( ROU )

N.B Xidiga Qadka dhexe ee Xulka Isbeyn iyo Naadiga Barcelona Iniesta ayaa ku guuleystay Xidiga Yurub ee 2011- 2012 isagoo helay 19 cod,halka Messi iyo Ronaldo ay ka heleen min 17 cod. waxaa la bixiyay 53 cod oo isagu jira Tababarayaal, suxuufiyiin

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’ | Uurdoox2011@hotmail.com

__________________________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on August 30, 2012. Filed under Ciyaaraha, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login