Comments on: Sh. Shibille “nimaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin”

By: hamza cade
war naya sheikha fartadi hakutagin waa sheikha uga fiican umada somaliyeed oo waliba jacel   umada oo dhan sheikh shibili ilahay hakuxafido wan imanaynaa wadanka  in shalah  shaqo culus ayad kujirtaa walahi  mashalah ilahay garabkadi hagalo  sheikh  xaqana alle hatuso somalidan beenta badan oo waliba  umada iska horkeenayo.sheikh shibili wan kujecnahay walahi mashalah waxan soo xasuustaa noloshii an kasooqatay islii iyo waliba khudbadadi  macaneed ee masajidka al hidaayo  lakin hada waxan jooga dhulgaalo in shalah wan imanaynaa sheikha shibili ilahay  garabkadi hagalo amiin amiin amiin

By: zamia
maanta magaalda xayo kenyan iyo dabaqoodhiyaa la dhigee af labo adin furta.xayo o noqotay dayniile iyo yurkut.goobta lagu halaago kufaarta wadankeena soo weerartay.waxaa kalo jira in shabeelada hoose number 60 ilaa afgooye dhalinyarada qabsadeen iyo welibo calamada.marka kii ka ooy lahaay jabka kufaarta wa ahowl idiin taalo.soomaliya waa dhul dad soomali muslim ah leeyihiin.kenya,ethopia,burundi,ugandha iyo weliba western ay u suubiyaan shaqada dhulka malaha.somaliya somalai baa leh weliba ina xalaasha ah kaliya ee neceb in dastuur gaaleed aan loo soo suubin,uu mahiiga ne ku maamulin.

By: zamia
hoteelada nairobi kuugu yaal maad u naxday  mise qalindar aad ku wado dhalinyarada?sh shariif cabdinuur waa caafimaad qabaa allaha xifdiyee.idinkane markii kufaartu dhib so gaaro fadwa dhiiba.