Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya la qaban doono 10-ka bisha Spetember oo ku beegan maalin Isniin ah.
Guddigu waxa ay sheegeen in ay qaban doonaan araajida dadka u sharaxan Madaxweynaha Soomaaliya, 3-da bisha ilaa 6-da September.
By: Abdisalam Hussein Omar Joker
______________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login