Home » 2012 » September
R.W Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

R.W Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

R.W Soomaaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Baaqna U Diray Ha’adaha Gargaarka Inay Gacan Siiyaan Dadkii Ku Wax Yeeloobay Fatahaada Wabiga Shabelle. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qayb galay shirkii QM ee magaalada New York iyo Shirar gooni gooni [...]

Share on Facebook

Xulshada Prime Minsterka cusub ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey inay marayso heer gebo gebo ah ayadoo la leeyahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud waxaa uu ka yaabsan doonaa dadkii wax saadaalinayay oo dhan. Waxaana uu keeni doonaa qof cusub oo aan ka tirsanayn dariiqada Damjadiid oo weliba denbi aanan ka gelin dadka soomaaliyeed. Shaqsigaas oo aqoon [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Sidii aan ugu soo tilmaamay maqaalkii kan ka horreeyey gefka 2aad ee maamul ahaan Ciidamada Qalabka sidaa ay galeen wuxuu ahaa qaladkii loo fahamay odhaahda “Ciidamada Cirka iyo kuwa Baddu waxay taakuleeyaan ciidanka dhulka. Hadalka macnihiisa saxani waa labadaas ciddan waxay ciidamada u fududeeyaan in ay ka gacan sarreeyaan ciidamada cadawga. Ma ka dhashay qaladka [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Baladweyn iyo Kismaayo

Mogadisho, 29, Sept, 2012 – ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa maanta Shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Xorayntii Magaalada Kismaayo iyo Fatahaadii wabiga Shabelle ee Magaalada Baladweyn, iyo Amniga magaalada Muqdisho. [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Soomaalida Islii ku sugan oo isaga cararay aqaladooda ka dib..

Wararka ka imaanaya Xaafada Somalida dagto ee jidka Juja Road ee Eastleigh, Nairobi oo saacad ka hor Qarax ka dhacay ayaa sheegaya in dadka madowga ah ee halkaas dagan ay Weerar ku qaadeen Somalida Halkaas dagan. Dadka Madowga ee kenyanka ah ayaa la sheegay in ay Baangado soo qaateen kuwaas, oo sheegay in Mas’uul ay [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Prof. Jawaari hadii aan dhimano dadka waa la helaa!!

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed aysan marnaba niyad-jab aysan ka sameyn falalka dilalka ah ee ka dhacaya magaalada Muqdisho, asagoona jawaab cad ka bixiyey hanjabaadii Baarlamaanka iyo xildhibaanada uga timid dhanka Al Shabaab. Prof.Jawaari ayaa sheegay in xiligan aysan shacabka Soomaaliyeed diyaar u ahayn inay dib uga [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Ardey qalin jabisay dugsiga Atlas

In ka badan 50 Arday oo dhameystay barashada maadooyin kala duwan ayaa Maanta Shahaadooyin gudoon siiyeen Maamulka iyo macallimiinta Atlas College oo ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. Munaasabad weyn oo ardaydaan Shahaadooyinka lagu gudoon siinaayay ayaa lagu qabtay hoolka Islii Mall, waxaana kasoo qeyb galay waalidiin, macallimiin, Saxafiyiin iyo marti sharaf kale. Maamulaha [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Sii hayaha Xilka wasiirka Beeraha Dowladda Soomaaliya Xuseen Maxamed Sheikh xuseen oo Saxaafada kula hadlay Gudaha magaalada Muqdisho ayuu kaga hadlay arin la Xiriirta Fatahaadii uu Sameeyay Shalay Wabiga Shabelle oo ay Dad Badani ku Geeriyoodeen . Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in ay Dowladda Soomaaliya aad uga Xuntahay ayna Dhibaatada la qayb saneyso dadkii [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Maamulka Xukuumadda Somalia ee Gobolka Gedo ayaa baaq adag u jiray Shacabka Gobolkaasi kunool sheegayna inay isaga fogaadan Goobaha ay Gobolkaasi kaga sugan yihiin Kooxda Alshabaab ee halkaasi ku dhuumaleysaneysa Afhayeenka  Maamulka Dowladda ee Gobolka Gado Axmed C/laahi Xirsi oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay inay duulan ku yihiin Shabaabka ku sugan gudaha iyo daafaha [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Ciidamada Dowladda Kenya ee duulanka ku ah Magaaladda Kismaayo ayaa gacanta ku dhigay in kabadan 30-Ruux oo lala xiriirinaayo inay kamid yihiin Kooxda Alshabaab ee Magaaladaasi ka amrin jirtay Dadka la qab-qabtay ayaa isugu jira dhalinyaro iyo Odayaal kuwaasoo la sheegay inay hiil iyo hooba isugu dari jireen Shabaab waxaana laga soo aruuruyay Agagaarka Xeebta [...]

Share on Facebook
Continue reading …