Comments on: Madaxweyne Shariif iyo Gudoomiye Tarzan!

By: Dhagdheer
Nin aan Xamar u dhalan means Hawiye?  Madaxweynaha waa mid Soomaliyeed, Maha mid Dowladd Goboleed, Xamarna maha Adan Yabaal, Hiraabe ka daa cayda iyo kala fogaanshaha aad Soomali kala fogayneyso ku dheh haddii aad rabtaan in Soomali isku soo noqoto. inta aad ku sheegtay Madaxweyne Shariif waarun, weliba waxaan kugu darayaa waa Madaxweynihii ugu edebta badnaa ee abid Soomali soo mara.