Maxay u Isticmaali waayeen Gudiga Farsamada soo xulista Baarlamaanka ereyga Ah Dambiilayaal?

Ambassador Abdullahi Abdiaziz Hassan

FIKRAD / OPINION | Waxaa xaqiiq ah in haddey isticmaali lahaayeen ereyga ah DAMBIILAYAAL in maanta uu baarlamaanka somaliya uu ahaan lahaa mid nadiif ah shacbkana gudaha iyo dibadaba ay aad ugu farxi lahaayeen balse hadda waxaa kaliya oo ay isticmaaleen ereyga dagaal oogayaal.

Haddii aan u soo noqono ereyga dambiilayaal maxaa uu yahay?

Taasi macnaheedu waa:

1-Waa dagaal ogayaal

2- Hanti Qaran Cidii isbada marisa ama dhacda

3- Qoraalo Been abuur ah ama dhulka somaliya Bad iyi Beri qof u saxiixa dowlado kale sida kuwa aan deriska nahay

4- Wax dowlad kale kuugu soo dhiibto shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada 20 sanno ku jirey hanoqoto wax ceyriin ama dhaqaale aan la soo gaarsiin meel kale lagu leexsado.

haddaba ayada oo ay jioraan arimahaas oo dhan ayaa waxaa muuqata in aan la isticmaalin oo ay afkooda soo qaban kari weysay taasna aan u aragnaa in baarlamaanka ay fadhiyaan dad aan ka marneen qodobadaas aan kor ku soo xusnay balse afka lagu hayo dagaal ooge oo kaliya, Maxaa diidey in la sheego waxa saxda ah maxey tahay howsha la idiin dhiibey ama la idiin idmadey soo maha in qofka howl loo dhiibo ama loo idmadey isla markaasna sida ay tahay in uu u qabto, waxay ila tahay in arinkaas laga wareegsanayo , waano og nahay dad badan oo aan la rabin in afka la soo mariyo, Waaba aan garaney dagaal ooge aawey dadkii lagu soo ogey hantida qaranka in ay isdaba mariyeen, aawey dadkii saxiixyada beenta ah la galey dowladaha dariska sidoo kale dadkii macaawinada loogu soo dhiibey shacabka Soomaaliyeed ee tabaaleysaniyo Dhaqaalihii, waxaan leeyahay dhamaantood waxaa ay aheed in isku si loo fiiriyo balse waxaa iiga muuqata in laga leexleexanayo.

Waxaan hadalkeyga ku soo gunaanudayaa qofkii howl loo dhiibto in ay sida ay tahay uga soo baxaa xitaa walaalkaa ama walaashaa kula dhasheen aadan u eexan oo aad ahaataa qof lilaahi ah aadna ka fogaataa waxii hadhow ceeb kaaga imaaneyso ,haddii aadan qaban karina aad marka hore banaanka ka istaagtaa.

Mar labaad arintii hadda dhacdey ee aad sameyseen meel walba waa looga sheekeystaa iydoo la leeyahay oo hebel ama heblaayo maxay dhamaan kuwaan hadda la heysto.

Danjire Abdullahi Abdiaziz Hassan | garoowe1@gmail.com

________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on September 4, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

One Response to Maxay u Isticmaali waayeen Gudiga Farsamada soo xulista Baarlamaanka ereyga Ah Dambiilayaal?

  1. Farmaajo.

    Waxa lagu haystaa Kufsasho,intaanu Madaxweynenimo u cararin Magaciisa ha nadiifiyo dhalinyaradii 1980 Kufsadey Ina Careys Ciise saaxiibadii ayey ahayeen wuuna la socdey badankooda Wiilal yaryar ayey ahayeen Wasiiraduna dhaleen.

    Farmaajo dacwadii iyada oo socota aya loola cararey America 1980 xitaa ma dhameysan Schoolkii Farsamada Gacanta Farmaajo.

    Farmaajo maxuu ka ogaa Habeenkaas la Kufsadey Ina Careys Ciise??????????????????????????????????????????

You must be logged in to post a comment Login