Ya u soo Baxay Wareega 2 Codeyntii 4 Geesoodka aheyd ee Sanadka 2012-2013 oo loo Qaadayay Abwaanka Sanadka,Laxamiistaha Sanadka,fanaanka iyo Fananaada Sanadka……
Waxaan Idiin soo Gudbineynaa Codeyntii Looqaadayay Maalmahaan bahda Fanka ee soo Caanbaxay waxii ka dmabeeyay 1991 waxana Codeyntani ay aheyd Sanadka 2012-2013 iyadoo ka koobneyd 4 Gesood.
Codeyntaan ayaan Daahfurnay 29 Ogosto 2012 waxana Manata la soo Gabagabeeyay Wareegii 1aad.
Hadaba Natiijada Wareega 1 ee Codeynta oo aheyd mid Furan oo ay ka wada qeybgalayeen Dhamaan Abwaanada, Mulaxamiistaha, Fanaanka, iyo Fanaanada soo Caan baxay Waxii ka dmabeeyay 1991 aaya waxaa u Gudbay Wareega 2aad
Sanadka 2012-2013
Santuuqa Codeynta.
Santuuqa A…………… Santuuqa Abwaanada.
Santuuqa B…………….. Santuuqa Mulaxamiistaha.
Santuuqa C……………….. Santuuqa Fanaaniinta Dhinaca Wiilasha.
Santuuqa D………………… Santuuqa Fanaaninta dhinaca Dumarka.
N.B. Abwaanada,Mulaxamiistayaasha,Fanaaniinta dhinaca Wiilsha iyo Hablaha ee Codeyntaan ka qeybgalaya waa Kuwii soo Caanbaxay 22kii sano ee Kala guurka 1991-2012.
N.B Wareega 2 waxa uu Bilaabanayaa Hadii Alle idmo 9-9-2012 waxana uu socon doonaa Ilaa 19-9-2012…………….
Ku soo Codee Iimeylkaan.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’ | Uurdoox2011@hotmail.com
_____________________________________________
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login