Comments on: Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Casho Sharaf u Sameysay Haweenka ka Midka ah Baarlamaanka.

By: Waa Runtaa Awoowe Yusuf
Allaylehe iyo Allaa I lehe, Tajo Baden baa jidha, Larkin Somalida lagu yiqiin dalladdaha aqlaaqda waxay yiraahdaan,

1- Haddaanay Xamar Xuduntaadu ku aasneeyn, hadaadan ku soo korin nolol aan gaajo, dhib, munkarnimo, afaaro qabiil soo arag. Iyo labadaada waa lid haddayan dariska xaqdhowr siinini, oo maalin walba waxii ku dhalay ku Jireen -Kabteey a away, Kasheey aaway WAA AY ADAG TAHAY INAAD GARATAA AHMIYADDA NOLOSHA IYO XUQUUQDA BANI’AADANIMO

(BAL EEG AYAMAA BAARLAMAAN U ORDAHAYA, IMISAA XUDUNTOODA XAMAR KU AASAN

IMISAA XARAFKA ” XUQUUQ” XAYADEEDA, XISHOODKIISA, XAKAMEENTEEDA IYO XILKEEDABA XAMBAARI KARO?

Ayeeyo kulmiso

By: Yusuf
Somalidu waxay tiraa Af-wax cunay xishoo?

Soow arinkan uma eeka laaluush Cashaan kuu sameeyey codkiina na siiya?

sidaan u arko waa khalad cashada xiligan loo sameynayo Masuuliyiinta Baarlamanka.

Casho yar la cuno waxa ka weyn Qaranimada Umada Somaliya,meeshana Muqdisho baahi aad u weyn aya ka jirta sidaas ha loo ogaado.