Somali Youth Soccer Festival – Hosted by Afro-Can SC!
Afro-Can Soccer Clubs oo qabtay tartan ciyaareed maalinle ah oo loogu talaga galay caruurta Soomaaliyeed ee kunool magaalada Toornto iyo Nawaaxigeeda ay ku tartamayeen ciyaarata kubada cagta.
Tartankan oo ay kasoo qeyb galeen Naadiyada ku bahoobay Afro-Can Soccer Clubs ee kala ah :
HILAAC FC, HORSEED SC, DIXON FC iyo HAMILTON LIONS
Tartankaan ay wada ciyaareen ciyaar yahanada da’dooda u dhexeysa 9 jir ilaa iyo 17 jir ayaa naadi walba uu la yimid ilaa 4 kooxood oo uga qeyb gasha tartan ciyaarenka sanad laha ah ee ay qaban qaabiyaan Afro-Can Soccer Clubs, tartankaan oo ahaa kii 2aad ee noociisa ah ay qabtaan Afro-Can Soccer Clubs ayaa waxa uu ku bilowday jawi wanaagsan kuna dhamaaday FARXAN, GUULO iyo WAQTI wanaagsan ay wada qateen Caruurta Soomaaliyeed, Martidii kasoo qeyb gashay iyo Waalidiintii.
___________________________________________________
Share on Facebook
Other Interesting posts:

Posted by
QOL Admin
on September 6, 2012. Filed under
Dhacdooyinka.
You can follow any responses to this entry through the
RSS 2.0.
Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.
You must be logged in to post a comment Login