Musharax C/raxmaan C/shakuur oo tanaasulay

Sida lag soo xigtay gudiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya in uu tanaasulay mid kamida musharxiinti utaagnaa xilka madaxweynanimo ee bari loo madanaa in aay dhacdo daarashadiisu , musharaxaan oo lagu magacaabo c/raxmaan c/shakuur kana mid ahaa musharaxiintii maalintii halay ahed jeediyay khudbadiisi uu uga hadlaaye wax qabadkiisa ku aadan hadii uu ku guuleesto xilka madaxweynanimo ee dalka ayaa ka tanaasulay xilkaas

Gudigu meey sheegin sababaha keenay inuu is tanaasulo musharaxaan isna uma hadlin saxaafada , balse tanaasulidiisa ayaa imaaneeyso xili maanta muqdisho aay gashay xiligii ugu adkaa ee dhanka ololaha musharaxiinta iydoo maanta aay qabsadeen magaalada baabuur sameecado lagu xiray , banaanbaxyo aad u balaaran, iyo waliba casuumaado aay sameynayeen musharaxiintu.

Mr.c/raxmaan c/shakuur ayaa soo noqday xilibaan xiligii jabuuti isagoona isla xukuumadii xliga ka noqday waziirkii qorsheynta lama oga sababta rasmigaa ee ka danbeysa tanaasulidiisa.

 

______________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on September 9, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login