Tacsi Tiiraanyo leh
Inaa lillaahi waa inaa illaahi Raajicuun
Waxaan halkan, Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa, Geerida ku timid , ilaahay haw naxariistee, Marxuum Axmed warmooge Maxamed, oo ku geeriyooday Degmada Berbera ee Gobolka Saaxil Jamhuuriyada Soomaaliland, waxaan leenahay Dhamaan reer Axmed warmooge iyo reer Warmooge Maxamed , ilaahay Samir iyo Iimaan haka siiyo,Marxuumkana Janatul firdowsa haka waraabiyo, Aamiin Aamiin Aamiin waxaa tacsiyadan diraya dhamaan Ehliyada iyo aqaariibkiisa kala jooga Dunida Dacaladeeda waxayna kala yihiin:
-
Cabdixakiim Sheeh Maxamed Axmed
-
Kaltuum sheekh Maxamed Axmed
-
Ismaaciil Sheekh maxamed Axmed
-
Cabdirisaaq Sheeikh Maxamed
-
Cabdisalaan Sheekh Maxamed
-
Cabdiladiif Sheekh maxamed
-
Cabdixamiid Sheekh Maxamed
-
Qaasim Sheekh Maxamed
-
Axmed daahir Sheekh Maxamed
-
Caasho sheikh maxamed
-
Xaliimo Sheekh maxamed
-
Maryama sheekh maxamed
-
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
-
Xirsi Hilowle Galayr
-
Saciid Hilowle Galayr
-
Xaliimo Hilowle Galayr
-
Sahro Hilowle Galayr
-
Safiya Hilowle Galayr
-
Cabdicasiis Cismaan Xaaji Cabdilaahi
-
Maxamuud Cismaan Xaaji Cabdilaahi
-
Maxamed Cismaan Xaaji Cabdilaahi
-
Khaliif Cismaan Xaaji Cabdilaahi
-
Weris Cismaan Xaaji Cabdilaahi
-
Khadra Cismaan Xaaji Cabdilaahi
-
Faadumo Cismaan Xaaji Cabdilaahi
-
Aamina Axmed Halowle iyo Caruurteeda
-
Ismaaciil Axmed alaale … jeesto
-
Kinsi Xaaji Mahad Xaaji ismaaciil
-
Aamina Xaaji Mahad haaji ismaaciil
-
Xaliimo Xaaji Mahad Xaaji Ismaaciil
-
Cali Xaaji mahad Xaaji Ismaaciil
-
Cabdiraxmaan Xaaji Maxamuud
-
Cismaan Xaaji Maxamuud
-
Ismaaciil Xaaji Maxamuud
-
Sacad Xaaji Maxmuud Xaaji Ismaaciil
-
Maxamed Xaaji Maxamuud Xaaji Ismaaciil
-
Xasan Xaaji Maxamuud Xaaji Ismaaciil
-
Aamina Xaaji Maxamuud Xaaji Ismaaciil
-
Xanaan Xaaji Maxamuud Xaaji Ismaaciil
-
Yaasiin Maxamed Xaaji cumar (Dhegaqool)
-
Aadan Maxamed Xaaji cumar (Dhegaqool)
-
Faadumo Maxamed Xaaji cumar (Dhegaqool)
-
Kinsi Maxamed Xaaji cumar (Dhegaqool)
-
Khadra Maxamed Xaaji cumar (Dhegaqool)
-
Aamina Maxamed Xaaji cumar (Dhegaqool)
By Galayr | gayr1977@hotmail.com
_______________________________________________
Share on Facebook
Other Interesting posts:

Posted by
QOL Admin
on September 10, 2012. Filed under
Tacsiyada,
Warka Maanta.
You can follow any responses to this entry through the
RSS 2.0.
Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.
You must be logged in to post a comment Login