Maamulka Banaadir state ayaa si heer sare ugu hambileysay madaxweynaha cusub ee Dowlada Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Bayaan kasoo baxay xafiiska maamulka ayaa loogu duceeyay ayadoona hambaliyo loogu diray madaxweynaha in uu ilaahay xilkiisa la garab galo.
___________________________________
Share on Facebook
![]()
|
![]() |
Socialize