Maalintii 5 v Codeynta 4ta Santuuq ee Fanka 2012-2013, Tartamayaasha oo loolankoodii sii xoogeystay…………..

Maalintii 5 v Codeynta 4ta Santuuq ee Fanka 2012-2013, Tartamayaasha oo loolankoodii sii xoogeystay…………..
wareegaan oo ah mid adag ayaa waxa uu socon doonaa 9-19 Sabtembar 2012,waxaan 4ta Santuuq Santuuqa A v B ka soo bixi doona 2 Abwaan iyo 2 Mulaxamiiste ee ugu cod bata kuwaasoo fooda isku dari doona Finalka,halka Santuuqa C iyo D ee dhinaca Heeaaga Wiilasha iyo hablaha ay u gudbi doonaan Wareega Kama dambeysta 3 Hobol ee ugu Cod bata Santuuqa C iyo Santuuqa D iyadoo codeyntu aanta Gashay maalintii 5 isala markaana loolanku sii xoogeystay

Santuuqa A…………… Santuuqa Abwaanada. waxaa loo codeynayaa

Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi

Abwaan Xasan Daahir Weedhsame

Abwaan Saciid Sh. Abuubakar’ilko jiir’

Abwaan Maxamuud Cumar Yare

Santuuqa B…………….. Santuuqa Mulaxamiistaha waxaa loo codeynayaa

Maxamed Karaama

Maxamed Saalax Qaasim

Bashiir Hanuuniye oo helay

Xasan Cujeer Cajabi

Santuuqa C……………….. Santuuqa Fanaaniinta Dhinaca Wiilasha waxaa loo codeynayaa

Axmed Cabdikariin Maxamed’ Axmed Biif’

Cabdi shire Jaamac ‘Jooqle’

Saciid Daauud Cali Masxaf

Cabdifitaax Axmed Tacabir’ Cabdifitaax Yare’

Fuaad Cumar Yare

Maxamed Daauud ‘ M.Jacbur’

Santuuqa D………………… Santuuqa Fanaaninta dhinaca Dumarka waxaa loo codeynayaa

Saynab 2 dhagax

Xaawo kiin

Falis Cabdi

Ikraan Caraale

Farxiyo Fiska

Surqa yareey

N.B Codeeyuhu waxa uu u codeyn karaa 5 santuuq ama mid ka mida,ama 2 ka mida,ama 3 ka mida laakiin uma codeyn karo 2 Abwaan.2 Mulaxamiiste. 2 Fananaiin dhinaca Wiilasha iyo 2 Fanaan dhinaca Hablaha

Ku soo Codee Iimeylkaan.

uurdoox2011@hotmail.com.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on September 12, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login