- Home
- No categories
Hotelka Jazeera ee kuyaal magaalada Muqdisho ayaa goor dhaweed waxaa ka dhacay labo qarax oo waa weyn oo isu dhawaa, qaraxyada ayaa ka dhacay ilinka hore ee albaabka hotelka lama na oga ilaa hada qasaaraha ka dhashay qaraxyadaas.
Waxaana gobta uu ka dhacay isku gadaamay ciidmada dowlada iyo kuwa AMISOM iygoona ridaya xabado, waxaa kaloo aay xireen dhamaan wadooyinka soo gala hotelka.
Qaraxaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee lala bartilmaameedsado madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, lama oga ilaa iyo hada in aay waxyeelo kasoo gaartay madaxweynaha iyo in kale balse wararkeena danbe ayaad kaga bogan dontaan warkkaas oo faahfaahsan.
– Dhamaad –
Cabdisalaan Joker | Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________
Share on Facebook
![]()
|
![]() |
Socialize