Talooyin Jaaliyadda Minnesota ee Madaxweynaha Cusub!

Qaar ka mid ah Jaaliyadda Minnesota oo fariisn codsi ah u diray Madaxweyne Xasan Shiiq Maxamud. Waxeey kula talinayaan ama ka codsadeen madaxweynaha cusub inuu xooga saaro sugidda nabadgelyada, hub ka dhigista dadka, , adeegyadda bulshadda, dib u hishiisiinta Soomaalida, la dagaalanka musuqmaasuqa, dhisidda hay’adaha dawliga ah iyo dib u dejinta dadka barakacay.

 

By Abdulqadir Mohamed (Ato)

____________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on September 13, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login