Waxaa magaalada Toronto lagu qabtay xaflad lagu taagerayey Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud. Xafladan aadka u quruxda badan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Istar Cali Ganey, oo ah milkiilaha Istar Restaurant. Xafladan ayaa la qabtay saacado un ka dib markii u dhamaaday doorashadii madaxweynaha, taasi oo ka dhigeysa xafladii ugu horeysay ee Madaxweyne Xassan lagu taageero.
Istar ayaa Jaaliyadda Soomaalida ee Toronto todobaad ka hor wargelisay iney xaflad u qaban doono Madaxweynka kasta ee la doorto.
Soomaalida Toronto ayaa runtii aad ugu hambalyeeyay wadaninimada Istar ka muuqato, iyadoo muujisay u siman yihiin 25kii Mudane ee u tartamayey xilka Madaxweynenimada.
Xalfada ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u tiro badan oo ka kooban dhamaan bulshada noocayooda kala duwan.
Bahweynta Sportiga ee Toronto ayaa Istar Cali Ganey ugu yeera Maama Istar, iyadoo markasta gacan ka siiyay dhanka dhaqaalaha Xaflada oo maqal iyo muuqaal ah ka daawo xagga sare.
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
_____________________________________________________
Share on Facebook
Wareysi aan layeelanay Gudoomiye kuxigeenka Gobolk...
British Somalis going back for a future
Qaybtii 5 qisadii Ila Ooy. Waa sheeko cusub oo aad...
Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo noqday Afhayeenka...
Toronto - Xaflada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan S...
Sweden - Xaflada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sh...
Sweden - Xaflada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sh...
Edmonton - Canada - Xaflada soo dhaweynta Madaxwey...
Qaybtii 16aad ee qisadii:”Ila OOY!!!”
Filim ka hadlaya runta bilowgii dagaaladii sokeeye...
SOMCARE - Toronto fund raising events
The International Women's Media Foundation Elizabe...
![]() |
| Site Admin |
| Qaranimo on Facebook |
| Entries RSS |
| Comments RSS |
|
| Copyright @ 2005 Qaranimo Online All Rights Reserved! |

You must be logged in to post a comment Login