Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada sidoo kale isku shaandheyn ku sameeyay Wasiiro kale oo Badan.
Xubnahan xilka uu Faroole ka qaaday ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwa aysan isku dhaween Faroole sidaa darteedna Caro uu ka qaaday qaabka shaqadooda uu xilkii uga qaaday kuwa kalana ugu Magacaabay.
Wareegtada Faroole kasoo baxday ayaa u Qorneed sida tan


![]() |
You must be logged in to post a comment Login